{"id":65,"date":"2016-08-12T09:12:41","date_gmt":"2016-08-12T09:12:41","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=65"},"modified":"2016-08-12T09:12:41","modified_gmt":"2016-08-12T09:12:41","slug":"cudurka-dabeysha-oo-markii-ugu-horeysay-lagu-arkay-dalka-nigeria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=65","title":{"rendered":"Cudurka dabeysha oo Markii Ugu Horeysay  lagu arkay Dalka Nigeria."},"content":{"rendered":"<p>Borno Nigeria(www.Gacanlibaaxnews.com)_Wararka ka imanaya waddanka Nigeria gar ahaan Gobolka Borno ayaa sheegaya in halka lagu arkay cudurka dabeeysha.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda caafimaadka adduunka ee\u00a0 marka magaceda la soo gabiyo loo yaqano WHO ayaa sheegaysa in dowladda Nigeria ay ogaatay labo caruur ah\u00a0 ay\u00a0 u curyaamiyay cudurkan, gaar ahaanna gobolka Borno.<\/p>\n<p>Gobolkaasi ayaa waxaa saameyey dagaalka ay wadan kooxda Boko Xaaram.<\/p>\n<p>Wasaaradda caafimaadka ee dalka Nigeria waxa ay sheegtay in ay howlgelisay laanta qaranka\u00a0 ee ka\u00a0 hortagga xaaladaha deg degga, arrintaa oo la doonayo in cudurka dabeysha laga\u00a0 tallaalo halka milyan ee carruurta ah ee ku nool gobolkaasi uu cudurkani aafeeyay.<\/p>\n<p>Ololahaasi ayaa waxa sidoo kale lagu tallaali doonaa 4milyan oo kale oo carruur ah oo ku nool gobolada deriska la ah gobolkaasi.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa waxa ay shaacisay kiisas cusub oo ah cudurkaasi xilli qaaradda Afrika laga xusayay sanad guuradii labaad ee ka soo wareegtay markii ugu dambeysay ee cudurkaasi lagu arkay qaaradda Afrika .<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda caafimaadka aduunka ee WHO ayaa sheegtay in warka ku saabsan kiisaskan cusub ee cudurkan ee lagu arkay Nigeria uu yahay wax laga naxo isla mar haantan argaagax ku abuuray dadka deegaanadasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale mashruuca caalamiga ah ee cidhib goynta cudurkani dabeysha ayaa ku tilmaamay arrintaa mid niyad jab ah bulshada .<\/p>\n<p>Qaaradda Afrika ayaa rajeynaysay in muddo 12 bilood gudahood ah lagu cidhib tiro cudurkan oo curyaamiyay carruur tiro badan isla markaana qaar kale ayba u dhinteen cudaurka darti.<\/p>\n<p>Sources;bbcsomali .com<\/p>\n<p>www.gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Office\/Hargeysa<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Borno Nigeria(www.Gacanlibaaxnews.com)_Wararka ka imanaya waddanka Nigeria gar ahaan Gobolka Borno ayaa sheegaya in halka lagu arkay cudurka dabeeysha. Hay&#8217;adda caafimaadka adduunka ee\u00a0 marka magaceda la soo gabiyo loo yaqano WHO ayaa sheegaysa in dowladda Nigeria ay ogaatay labo caruur ah\u00a0 ay\u00a0 u curyaamiyay cudurkan, gaar ahaanna gobolka Borno. Gobolkaasi ayaa waxaa saameyey dagaalka ay wadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":66,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-65","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=65"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":67,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/65\/revisions\/67"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/66"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=65"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=65"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=65"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}