{"id":651,"date":"2016-08-30T18:37:33","date_gmt":"2016-08-30T18:37:33","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=651"},"modified":"2016-08-30T18:40:01","modified_gmt":"2016-08-30T18:40:01","slug":"kumanaan-muhaajiriin-oo-ay-ku-jireen-dad-soomaaliya-iyo-caruur-yar-yar-oo-laga-bad-baadiyay-badda-libiyasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=651","title":{"rendered":"Kumanaan Muhaajiriin Oo Ay Ku Jireen Dad Soomaaliya Iyo Caruur Yar-yar Oo Laga Bad-baadiyay Badda Libiya+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<h1>Kumanaan Muhaajiriin Oo Ay Ku Jireen Dad Soomaaliya Iyo Caruur Yar-yar Oo Laga Bad-baadiyay Badda Libiya+SAWIRRO<\/h1>\n<p>Roma(GLN)_Kumanaaan Tahriibayaal ah ayaa shalay laga bad baadiyay Badda\u00a0Mediterranean ee u dhaxeysa Yurub iyo Afrika, iyadoo dadka la bad baadiyay ay u badnaayeen carruur aad u yar.<span id=\"more-53531\"><\/span><\/p>\n<p>Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Talyaaniga ayaa muhaajiriinta ka soo bad baadiyay meel 13-mile u jirta dalka Libiya oo ay ka soo shiraacdeen.<\/p>\n<p>Kooxaha wax bad baadiyay ayaa ku guuleystay in dadkan oo saarnaa doon aad u buuxday ay u tuuraan jaakado, iyadoo mid mid doonyo dheereeya uga soo daad-gureeyay doontii buux dhaafday ee ay saarnaayeen.<\/p>\n<p>Canug yar oo shan maalmood dhalnaa ayaa la soo bad baadiyay, iyadoo markii dambe canugaas iyo hooyadiis iyo labo mataano oo kale diyaarad ay u qaadan dalka Talyaaniga, sababo caafimaad.<\/p>\n<p>Muhaajiriintan ayaa ka soo jeeday dalka Eritrea, waana tiradii ugu badneyd ee dalkaas u dhalatay ee mar qura la bad baadiyo.<\/p>\n<p>Dadkan la bad baadiyay ayaa iska tuuray doontii ay la socdeen, markii ay arkeen doon laga leeyahay dalka Talyaaniga, waxaana ay u dabaalanayeen doonyo lagu daad-gureynayay.<\/p>\n<p>Midowga Yurub ayaa qeyla dhaan xooggan ka muujiyay kororka dadka tahriibayaasha ah ee naftooda ku soo biimeynaya badda Mediteranean-ka.<\/p>\n<p>Talyaaniga ayaa noqday marinada ugu badan ee ay isticmaalaan muhaajiriinta doonyaha macmalka iyo kuwa la buufiyo ka soo raaca dalka Libiya.<\/p>\n<p>Sanadkan kaliya ayaa waxaa la sheegay in tobanaan kun oo muhaajiriin Afrikaan u badan ay gaareen Jaziiradaha Talyaaniga.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tahribayal.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-53532\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tahribayal.jpg\" alt=\"tahribayal\" width=\"629\" height=\"419\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tahribayal1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-53533\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tahribayal1.jpg\" alt=\"tahribayal1\" width=\"631\" height=\"420\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tahribayal2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-53534\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tahribayal2.jpg\" alt=\"tahribayal2\" width=\"630\" height=\"420\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tahribayal3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-53535\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tahribayal3.jpg\" alt=\"tahribayal3\" width=\"630\" height=\"421\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tahribayal4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-53536\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tahribayal4.jpg\" alt=\"tahribayal4\" width=\"635\" height=\"423\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tahribayal5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-53537\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tahribayal5.jpg\" alt=\"tahribayal5\" width=\"630\" height=\"420\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tahribayal6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-53538\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tahribayal6.jpg\" alt=\"tahribayal6\" width=\"632\" height=\"421\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tahribayal8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-53539\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tahribayal8.jpg\" alt=\"tahribayal8\" width=\"629\" height=\"419\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kumanaan Muhaajiriin Oo Ay Ku Jireen Dad Soomaaliya Iyo Caruur Yar-yar Oo Laga Bad-baadiyay Badda Libiya+SAWIRRO Roma(GLN)_Kumanaaan Tahriibayaal ah ayaa shalay laga bad baadiyay Badda\u00a0Mediterranean ee u dhaxeysa Yurub iyo Afrika, iyadoo dadka la bad baadiyay ay u badnaayeen carruur aad u yar. Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Talyaaniga ayaa muhaajiriinta ka soo bad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":652,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-651","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/651","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=651"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":653,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/651\/revisions\/653"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/652"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}