{"id":6570,"date":"2017-01-27T10:46:50","date_gmt":"2017-01-27T10:46:50","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6570"},"modified":"2017-01-27T10:46:50","modified_gmt":"2017-01-27T10:46:50","slug":"kooxda-al-shabaab-57-askari-oo-kenyan-ah-ku-dishay-deegaanka-kulbiyoow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6570","title":{"rendered":"Kooxda Al-Shabaab 57 Askari Oo Kenyan ah Ku Dishay Deegaanka Kulbiyoow"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Ururka Al Shabaab ayaa weeraray xero milateri oo ciidammada Kenya ay dagan yihiin oo ku taalla magaalada Kulbiyoow.<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa sheegay in ay qabsadeen xeradaas ayna waxyeello wayn u gaysteen ciidammada dalka Kenya oo ay ka dileen 57 askeri.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay ciidammada Kenya Paul Njuguna ayaa diiday sheegashada Al shabaab laakiin ma uusan sheegin baaaxadda ay la egtahay dhibaatada soo gaartay.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku daray in uu hawlgalku wali socdo.<\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-37275953\">Ciidammo shisheeye oo Shabaab weeraray<\/a><\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/37135127\">Rwanda oo lagu dilay rag Al-Shabaab lala xiriirinayo<\/a><\/p>\n<p>Al Shabaab ayaase sheegay in ay xayndaabkii xerada ku jabiyeen baabuur ay qaraxyo ku soo rakibeen ka dibna ay weerar ku ekeeyeen.<\/p>\n<p>Ciidammada Kenya ee ku jira gudaha Soomaaliya ayaa ka mid ah ciidammada Midawga Afrika ee AMISOM.<\/p>\n<p>Muddo sanad ah ayaa laga joogaa markii weerar noocan ah ay Al shababa ku qaaday xeradii milatariga ay ciidammada Kenya ku lahaayeen Ceel Cadde.<\/p>\n<p>Kenya ila iyo hadda kama aysan hadlin khasaarihii ka soo gaaray weerakaasi. Balse kenya ayaa aamusnanata Kenya ka faa&#8217;iideystay oo soo saarto muqaallo ay ku sheegyesyo sidii ay wax u dhaceen markii ay Ceel cadde weerareen.<\/p>\n<figure class=\"media-with-caption\">\n<div class=\"media-player-wrapper\">\n<figure id=\"media-player-1\" class=\"media-player\">\n<div id=\"smphtml5iframemedia-player-1wrp\"><\/div>\n<\/figure>\n<\/div><figcaption class=\"media-with-caption__caption\">Daawo: Kenya oo wali ka gaabsaneysa weerarkii Ceel Cadde<\/figcaption><\/figure>\n<hr class=\"story-body__line\" \/>\n<p>Si aad ugu soo degsato BBC Somali App Android lifaaqan dhag sii: ama kala soo dag Iphone IOS oo lifaaqan dhag sii:<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Al Shabaab ayaa weeraray xero milateri oo ciidammada Kenya ay dagan yihiin oo ku taalla magaalada Kulbiyoow. Al Shabaab ayaa sheegay in ay qabsadeen xeradaas ayna waxyeello wayn u gaysteen ciidammada dalka Kenya oo ay ka dileen 57 askeri. Afhayeen u hadlay ciidammada Kenya Paul Njuguna ayaa diiday sheegashada Al shabaab laakiin ma uusan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6571,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6570","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6570","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6570"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6570\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6572,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6570\/revisions\/6572"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6571"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6570"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6570"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6570"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}