{"id":6594,"date":"2017-01-28T11:11:33","date_gmt":"2017-01-28T11:11:33","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6594"},"modified":"2017-01-28T11:11:33","modified_gmt":"2017-01-28T11:11:33","slug":"wariye-katirsan-idaacadda-bbc-da-oo-sheegay-inuu-ku-dhacay-xanuunka-cancer-ka-bilo-koobanna-uu-noolaan-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6594","title":{"rendered":"Wariye Katirsan Idaacadda BBC-da Oo Sheegay Inuu Ku Dhacay Xanuunka Cancer-ka , Bilo Koobanna Uu Noolaan Doono"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wariyahan oo da&#8217;diisu tahay 55 jir yaa sheegay inuu kaga dhacay Cancerku kalyaha.<\/strong><\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/weriye%282%29.PNG\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Wariye aad looga jecel yahay BBC radio oo kamida wariyayaasha idaacadda\u00a0 wararka ka akhriya\u00a0 ayaa si Live ha hawada uga sheegay inuu ku dhacay xanuunka Cancer ka , dhakhtarkiisuna uu u sheegay , inuu noolaan karo\u00a0 dhawr bilood.<\/p>\n<p>Andy Potter ayaa wakhti hore subixii\u00a0 khamiista u sheegay dhagaystayaasha inuu ku dhacay cudurkani.<\/p>\n<p>Wariyahan oo da&#8217;diisu tahay 55 jir\u00a0 yaa sheegay inuu kaga dhacay Cancerku\u00a0 kalyaha.<\/p>\n<p>Warkan naxdin ta leh waxa uu dhacay kadib markii dhawr week uun laga joogo mar uu Facebook ka sheegay inuu noqon rabo Awoow.<\/p>\n<p>Isaga oo ka hadlaya\u00a0 Hospital ka\u00a0 saaka\u00a0 barnaamijka subaxa\u00a0 ayaa uu yidhi \u201cruntii magaranayo waxaan ku sameeyo marka uu qof<\/p>\n<div><span id=\"MainContent_lblArticle\"><span id=\"spnCOntent\"> <span id=\"MainContent_lblArticle2\">kugu yidhaahdo , waxa lasoo gaadhay.<\/span><\/span><\/span><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wariyahan oo da&#8217;diisu tahay 55 jir yaa sheegay inuu kaga dhacay Cancerku kalyaha. Wariye aad looga jecel yahay BBC radio oo kamida wariyayaasha idaacadda\u00a0 wararka ka akhriya\u00a0 ayaa si Live ha hawada uga sheegay inuu ku dhacay xanuunka Cancer ka , dhakhtarkiisuna uu u sheegay , inuu noolaan karo\u00a0 dhawr bilood. Andy Potter ayaa wakhti [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6595,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6594","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6594","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6594"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6594\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6596,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6594\/revisions\/6596"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6595"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6594"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6594"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6594"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}