{"id":6650,"date":"2017-01-29T19:03:34","date_gmt":"2017-01-29T19:03:34","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6650"},"modified":"2017-01-29T19:03:34","modified_gmt":"2017-01-29T19:03:34","slug":"gacanta-hore-waxaa-lagu-qaadayaa-6800gacanta-labaadna-7000-cidii-diida-waxay-wajahayaan-sharciga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6650","title":{"rendered":"&#8221;Gacanta Hore Waxaa Lagu Qaadayaa 6800,Gacanta Labaadna 7000 Cidii Diida Waxay Wajahayaan Sharciga"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahin oo Maanta ka hadlayay Kulan ay la qaateen Ganacsatada Jaadka ayaa Sheegay in iyadoo laga duulayo go\u2019aankii Madaxweynuhu soo saaray in isku bedelka Shilling Somaliland iyo Dollarku uu Yahay Gacanta Hore 6800 Halka Gacanta Danbena lagu Kala Iibsanayo 7000 oo Somaliland Shilling ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"&#039;&#039;Gacanta Hore Waxaa Lagu Qaadayaa 6800,Gacanta Labaadna 7000 Cidii Diida Waxay Wajahayaan Sharciga&#039;\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/_z8XU9dCZpE?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahin oo Maanta ka hadlayay Kulan ay la qaateen Ganacsatada Jaadka ayaa Sheegay in iyadoo laga duulayo go\u2019aankii Madaxweynuhu soo saaray in isku bedelka Shilling Somaliland iyo Dollarku uu Yahay Gacanta Hore 6800 Halka Gacanta Danbena lagu Kala Iibsanayo 7000 oo Somaliland Shilling ah.<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6651,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6650","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6650","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6650"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6650\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6653,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6650\/revisions\/6653"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6651"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6650"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6650"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6650"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}