{"id":6691,"date":"2017-01-30T18:32:06","date_gmt":"2017-01-30T18:32:06","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6691"},"modified":"2017-01-30T18:33:05","modified_gmt":"2017-01-30T18:33:05","slug":"daawo-gudoomiyaha-xisbiga-waddani-oo-ka-qayb-galay-aas-qaran-oo-hargeysa-loogu-sameeyey-marxuumganacsade-ibraahim-nabaadiid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6691","title":{"rendered":"Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Hargeysa Loogu Sameeyey Marxuum\/Ganacsade Ibraahim Nabaadiid"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN)Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka qeyb-galay aas qaran oo magaalada Hargeysa looggu sameeyey Marxuum\/Ganacsade Ibraahim Maxamed Xasan (Nabaadiid) oo xanuun muddooyinkii dambe uu ujiifay awgeed.<\/p>\n<p>Aaskan qaran ee loo sameeyey Marxuum Ibraahim Nabaadiid, ayaa waxa kale oo ka soo qeyb-galay siyaasiyiin, xildhibbaano, ganacsato, aqoonyahan, wax-garad, madax-dhaqameed, ehelkii, qaraabaddii, asxaab iyo weli ba dadweyne aad u tira badan.<\/p>\n<p>Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in uu tacsi tiiraanyo leh u diraayo ehelkii, qaraabaddii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuumku, waxaana uu Eebe uga rajeeyey in uu godka u nuuriyo sida oo kale na uu janatul Fardowsa ka waraabiyo.<\/p>\n<p>\u201cINNAA-LILLAAHI WA-INNA ILEYHI RAAJICUUN, waxa aynu u joognaa oo tacsiyadeynaynaa geeridii ku timi Ibraahim Nabaadiid oo ahaa nin weyn oo reer Somaliland ahaa, waxa aynu Ilaaahay uga baryeynaa in uu u naxariisto, Illaahay ha u naxariisto, Ilaahay dambi dhaaf ha siiyo, Ilaahay na dhammaanteen samir iyo iimaan ha inaga siiyo. Waxa aan si gaara u sii tacsiyadeynayaa caruurtiisii iyo qoysaskiisii iyo weli ba guud ahaan shacabka Somaliland.\u201d.Ayuu yidhi Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=bo01pJ571M0<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(GLN)Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka qeyb-galay aas qaran oo magaalada Hargeysa looggu sameeyey Marxuum\/Ganacsade Ibraahim Maxamed Xasan (Nabaadiid) oo xanuun muddooyinkii dambe uu ujiifay awgeed. Aaskan qaran ee loo sameeyey Marxuum Ibraahim Nabaadiid, ayaa waxa kale oo ka soo qeyb-galay siyaasiyiin, xildhibbaano, ganacsato, aqoonyahan, wax-garad, madax-dhaqameed, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6692,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6691","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6691","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6691"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6691\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6694,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6691\/revisions\/6694"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6692"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6691"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6691"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6691"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}