{"id":6745,"date":"2017-02-01T11:27:27","date_gmt":"2017-02-01T11:27:27","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6745"},"modified":"2017-02-01T11:27:27","modified_gmt":"2017-02-01T11:27:27","slug":"xildhibaan-ka-tirsan-baarlamaanka-maamul-goboleedka-jubbaland-oo-lagu-xidhay-magalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6745","title":{"rendered":"Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Maamul Goboleedka Jubbaland oo lagu xidhay Magalada Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo(GLN)_Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland \u00a0oo lagu magacaabo Shuceyb Ibraahim ayaa lagu xiray magaalada Kismaayo, iyadoo ay soo baxayaan xurguf siyaasadeed oo u dhaxeysa Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Xildhibaanada Baarlamaanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan wararka Xildhibaanka ayaa lagu xiray xabsi ay leeyihiin Ciidamada Nabadsugida Jubbaland oo ah ciidamada ugu awooda badan ee Kismaayo ka howl gala.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah Xildhibaanada Jubbaland oo ka hadlay xariga Xildhibaan Shuceyb ayaa ku eedeeyay inuu ka dambeeyo Axmed madoobe, isla markaana uu handadaad ku hayo Xildhibaanada Jubbaland.<\/p>\n<p>Xildhibaan Bashiir Faaqid ayaa sheegay in 75-ta Xildhibaan ee ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland ay yihiin xarig sugayaal.<\/p>\n<p>\u201cDhamaan Xildhibaanada Jubbaland waa xarig sugayaan, waxaa jirta in Axmed Madoobe uu handaad kula kacayo, maadaama xurguf ay jirto, xildhibaanadeena duruuf adag ayaa ku shaqeyneynay\u201dayuu yiri Xildhibaan Bashiir Faaqid.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xildhibaanka ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Jubbaland inuu yahay nin keli talis ah, isla markaana awoodii Maamulka uu isaga la wareegay.<\/p>\n<p>\u201cAxmed Madoobe waa keli talis, isagaa ah Wasiir, isagaa ah Taliye, anagana waxaa u sheegeynaa Beesha Caalamka inuu cabsi gelin ku haayo Xildhibaanada Jubbaland\u201dayuu yiri Xildhibaan Bashiir Faaqid.<\/p>\n<p>Maamulka Jubbaland ayaa lagu tilmaamaa maamul gacan bir ah ku haya Xildhibaanada Baarlamaanka, iyadoo aanay jirin cid ku dhiiran karta oo iyadoo ku sugan Kismaayo eedeymo u jeedisa Hoggaanka Maamulka Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo(GLN)_Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland \u00a0oo lagu magacaabo Shuceyb Ibraahim ayaa lagu xiray magaalada Kismaayo, iyadoo ay soo baxayaan xurguf siyaasadeed oo u dhaxeysa Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Xildhibaanada Baarlamaanka. &nbsp; Sida ay sheegayaan wararka Xildhibaanka ayaa lagu xiray xabsi ay leeyihiin Ciidamada Nabadsugida Jubbaland oo ah ciidamada ugu awooda badan ee Kismaayo ka howl [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6746,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6745","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6745","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6745"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6745\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6747,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6745\/revisions\/6747"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6746"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6745"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6745"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6745"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}