{"id":6748,"date":"2017-02-01T11:37:51","date_gmt":"2017-02-01T11:37:51","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6748"},"modified":"2017-02-01T11:37:51","modified_gmt":"2017-02-01T11:37:51","slug":"xukumada-kenya-oo-sheegtay-in-dagaalyahano-tanzanian-iyo-kenyan-ahi-ka-qeyb-qaateen-dagaalkii-kulbiyow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6748","title":{"rendered":"Xukumada Kenya Oo sheegtay in dagaalyahano Tanzanian iyo Kenyan ahi ka qeyb qaateen dagaalkii Kulbiyow."},"content":{"rendered":"<p>Nairobi(GLN)_Xukumada Kenya ayaa sheegtay in dagaalyahano Tanzanian iyo Kenyan ah oo ku biiray Al-Shabaab ka qeyb qaateen weerarkii jimcihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Kulbiyow, halkaasoo saldhig ciidan ay ku lahaayeen Ciidamada Kenya.<span id=\"more-63743\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Kenya ayaa sheegay inay raggii fuliyay weeraradii is-miidaaminta ay ku hadlayeen luqada sawaaxiliga, qaraxyada kaddib ay xerada soo weerareen ku dhowaad 500 dagaalyahan.<\/p>\n<p>Wargeyska The Star ayaa sheegaya in dagaalyahanada ka qeyb qaatay weerarkaas ay ahaayeen kuwo Carbeed oo luqada carabiga ku hadlayay.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah askartii ka bad baaday weerarkaas ayaa u sheegay wargeyska in sidii mowjado oo kale inay u socdeen dagaalyahanada soo weeraray xerada.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in dagaalyahano Carbeed oo ku hadlayay luqada carabiga ay qeyb ka ahaayeen dagaalka.<\/p>\n<p>Weerarkii Kulbiyow ayaa ahaa kii labaad oo khasaare culus ka soo gaara ciidamada Kenya, iyadoo sanad ka hor weerar sidan oo kale Al-Shabaab ugu qaaday xero ay ku lahaayeen deegaanka Ceel Cadde.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerarkii Kulbiyow ay ku dishay 67 askari, inkastoo dowladda Kenya ay sheegtay in 9 askari looga dilay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi(GLN)_Xukumada Kenya ayaa sheegtay in dagaalyahano Tanzanian iyo Kenyan ah oo ku biiray Al-Shabaab ka qeyb qaateen weerarkii jimcihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Kulbiyow, halkaasoo saldhig ciidan ay ku lahaayeen Ciidamada Kenya. &nbsp; Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Kenya ayaa sheegay inay raggii fuliyay weeraradii is-miidaaminta ay ku hadlayeen luqada sawaaxiliga, qaraxyada kaddib ay xerada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6749,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6748","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6748","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6748"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6750,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6748\/revisions\/6750"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6749"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}