{"id":6751,"date":"2017-02-01T11:52:42","date_gmt":"2017-02-01T11:52:42","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6751"},"modified":"2017-02-01T11:52:42","modified_gmt":"2017-02-01T11:52:42","slug":"raysal-wasaaraha-somaliya-cumar-crashiid-oo-markii-ugu-horeysay-sheegay-in-dalalka-jaarka-ah-ay-fara-gelin-ku-hayaan-doorashada-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6751","title":{"rendered":"Raysal Wasaaraha Somaliya Cumar C\/rashiid  Oo Markii Ugu Horeysay Sheegay In Dalalka Jaarka ah ay Fara Gelin ku Hayaan Doorashada Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(GLN)_Raysal \u00a0Wasaare Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke, kana mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa shir jaraa\u2019id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay dalalka deriska inay fara gelinta ka daayaan doorashada dhowaan ka dhaceysa dalka.<span id=\"more-63754\"><\/span><\/p>\n<p>Cumar C\/rashiid ayaa\u00a0sheegay in dalalka deriska qaar ay arrimo amni awgeed uga faa\u2019ideysanayaan, iyagoo u xaglinaya Musharax gaar ah sida uu yiri.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waqti xasaasi oo doorasho ayaa lagu jiraa, Baarlamaanka Soomaaliyeed, waa xor, waxaa rajeynayaa inay ka madax banaanaadaan wax alla wixii fara gelin ah, dowladaha deriskana in aysan u go\u2019aamin, waxaa dooneynaa kuwo aayahooda ka taliya.<\/p>\n<p>Cumar C\/rashiid oo sii hadlayay ayaa yiri \u201cWaxaa jirta culeysyo runtii ka imaanaya dowladaha deriska, qaarkood, waxaa u sheegayaa inay naga dhaxeyso is qadarin iyo ixtiraam, amnigeeda gacanta nalaga siiyaa, AMISOM ayaa joogta, sideedaba ma ahan in Amniga gacanta nagala siinayo nagala faa\u2019ideysto oo ajande siyaasadeed iyo musharax gaar culeys la saaro iyo in dowlad goboleedyada inay u dheeli tiraan siyaasada musharax gaar ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Cumar C\/rashiid ayaa maalmihii la soo dhaafay hoos u dhac weyn ku yimid ololihiisa, iyadoo la sheegay inuu waayay taageeradii uu ka filayay Imaaraadka Carabta oo ka mid ahaa dalkii aad u daneynayay Musharaxnimadiisa, balse markii dambe Musharax kale u wareegtay.<\/p>\n<p>Dalalka Deriska sida Itoobiya iyo Kenya ayaa saameyn ku leh siyaasada Soomaaliya, iyadoo ciidamo badan ka joogaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(GLN)_Raysal \u00a0Wasaare Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke, kana mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa shir jaraa\u2019id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay dalalka deriska inay fara gelinta ka daayaan doorashada dhowaan ka dhaceysa dalka. Cumar C\/rashiid ayaa\u00a0sheegay in dalalka deriska qaar ay arrimo amni awgeed uga faa\u2019ideysanayaan, iyagoo u xaglinaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6752,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6751","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6751","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6751"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6751\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6753,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6751\/revisions\/6753"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6752"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6751"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6751"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6751"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}