{"id":6762,"date":"2017-02-02T11:02:15","date_gmt":"2017-02-02T11:02:15","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6762"},"modified":"2017-02-02T11:02:15","modified_gmt":"2017-02-02T11:02:15","slug":"akhri-magacyada-8-da-musharax-ee-maanta-khudbadaha-ka-hor-jeedin-doonta-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6762","title":{"rendered":"Akhri: Magacyada 8-da Musharax ee maanta khudbadaha ka hor-jeedin doonta Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p>Khudbadihii u horeeyay ee Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ka hor-jeedin doonaan Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta bilaaban doona, iyadoo 8 Musharax lagu furi doono hadal jeedinta.<span id=\"more-63807\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa maalin ka hor soo bandhigay jadwalka Musharaxiinta ee khudbadaha ka hor-jeedinaya Baarlamaanka, waxaana loo qeybiyay saddex qeyb, maalin walba ayaa 8 Musharax hor-imaan doona Baarlamaanka, isla markaana khudbado jeedin doona.<\/p>\n<p>C\/raxmaan Ducaale Beyle oo ah Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa ka hadlay hanaanka iyo nidaamka khudbad jeedinta Musharaxiinta, isagoo sheegay in hadal jeedintan ay tahay midii dastuuriga aheyd.<\/p>\n<p>Mr Beyle ayaa sheegay in Musharax walba uu ka waramaya ajandihiisa siyaasadeed iyo waxay qabanayaan, waxaana Musharax walba uu nuqul ka mid ah khudbadiisa u gudbinayaa Guddoonka Baarlamaanka, si loogu qeybiyo Xildhibaanada, iyadoo qoraal ah.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in hadal jeedinta Musharaxiinta si toos ah looga daawanayo Telefishinada, si shacabka Soomaaliyeed ay u arkaan Musharax walba waxqabadkiisa, hadii la doorto.<\/p>\n<p>Khudbadaha maanta ay jeedin doonaan 8-da Musharax ee u horeeyay ayaa ah mid xiisa leh oo si gaar ah isha loogu haayo, waxaana ka mid ah Musharaxiinta maanta khudbadahooda ka jeedinayaan Madaxweynaha xilka sii haya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka akhriso 8-da Musharax ee maanta khudbadaha jeedinaya:-<\/p>\n<ol>\n<li>Axmed Maxamed Cabdi<\/li>\n<li>Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi<\/li>\n<li>Bashiir Raage Shiiraar<\/li>\n<li>Jibriil Ibraahim Cabdulle<\/li>\n<li>Xasan Sheekh Maxamuud<\/li>\n<li>Saciid Cabdullaahi Deni<\/li>\n<li>Saciid Ciise Maxamuud<\/li>\n<li>Shariif Sheekh Axmed.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khudbadihii u horeeyay ee Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ka hor-jeedin doonaan Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta bilaaban doona, iyadoo 8 Musharax lagu furi doono hadal jeedinta. &nbsp; Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa maalin ka hor soo bandhigay jadwalka Musharaxiinta ee khudbadaha ka hor-jeedinaya Baarlamaanka, waxaana loo qeybiyay saddex qeyb, maalin walba ayaa 8 Musharax hor-imaan doona [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6763,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6762","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6762","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6762"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6762\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6764,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6762\/revisions\/6764"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6763"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}