{"id":6765,"date":"2017-02-02T11:09:05","date_gmt":"2017-02-02T11:09:05","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6765"},"modified":"2017-02-02T11:09:05","modified_gmt":"2017-02-02T11:09:05","slug":"guddiga-doorashada-madaxweynaha-oo-ku-dhawaaqay-in-dib-loo-qaban-doono-doodii-musharaxiinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6765","title":{"rendered":"Guddiga doorashada Madaxweynaha oo ku dhawaaqay in dib loo qaban doono doodii Musharaxiinta"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo qaban doono doodii Musharaxiinta Madaxweynaha ee lagu waday in 31-kii bishan la qabto, kaddib markii arrimo farsamo u baaqatay, iyadoo Guddiga go\u2019aan uu soo saaray gebi ahaanba ku joojiyay dooda.<span id=\"more-63813\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Doodan oo aheyd mid toos uga bixi laheyd Musharaxiinta, ayna isa soo hor-fariistaan Musharaxiinta qaar ayaa maalintii hore u baaqatay Internet-ka oo ka maqnaa qeybo ka mid ah Koofurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Musharaxiinta qaar ayaa ku dooday in aanay iyadoo toos loo daawaneyn aanay ogolaaneyn in la duubo, halka qaarkood ay ka hor-yimaadeen in Telefishinka Qaranka ee SNTV dooda keligiis sii daawo, halka Warbaahinta kale ee madax banaan aanay tabineyn.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha Dr. C\/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dooda musharaxiinta la qaban doona 6-da bishan oo ku beegan maalinta Isniinta.<\/p>\n<p>Mr Beyle ayaa sheegay in dooda loo qaban doono si hufan, isla markaana Guddiga doorashada ay yeesheen kulan ay arrintan uga hadleen.<\/p>\n<p>Dooda ay yeelan lahaayeen Musharaxiinta ayaa noqon laheyd midii u horeysay ee abid la qabto, hase ahaatee waxaa dad badan su\u2019aal ka keeneen qaabka Musharaxiinta u rabeen inay u dhacdo oo ah in 23 Musharax ay doonayaan in dood la galaan 1 Musharax oo ah Madaxweynaha xilligan, taasoo dad badan la yaabeen in 23 Musharax oo aan iyaga isku jeedin, balse kaliya u muuqda Hal Musharax.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo qaban doono doodii Musharaxiinta Madaxweynaha ee lagu waday in 31-kii bishan la qabto, kaddib markii arrimo farsamo u baaqatay, iyadoo Guddiga go\u2019aan uu soo saaray gebi ahaanba ku joojiyay dooda. &nbsp; Doodan oo aheyd mid toos uga bixi laheyd Musharaxiinta, ayna isa soo hor-fariistaan Musharaxiinta qaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6766,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6765","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6765","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6765"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6765\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6767,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6765\/revisions\/6767"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6766"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6765"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6765"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6765"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}