{"id":6768,"date":"2017-02-02T11:13:47","date_gmt":"2017-02-02T11:13:47","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6768"},"modified":"2017-02-02T11:13:47","modified_gmt":"2017-02-02T11:13:47","slug":"hogaamiyihii-mucaaradka-dalka-congo-oo-dhintay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6768","title":{"rendered":"HOGAAMIYIHII MUCAARADKA DALKA CONGO OO DHINTAY"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p class=\"story-body__introduction\">Hogaamiye mucaarad oo caan ka ahaa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo, Etienne Tshisekedi, ayaa geeriyooday asagoo 84 jir ah.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-42151\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/93914760_1c542c74-deac-4320-9470-dedcf4db226b.jpg?resize=300%2C168\" alt=\"_93914760_1c542c74-deac-4320-9470-dedcf4db226b\" width=\"300\" height=\"168\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Xisbiga uu wax ka asaasay ee UDPS ayaa sheegay in todobaadkii tegay uu u duulay dalka Belgium, si baaritaan caafimaad loogu sameeyo.<\/p>\n<p>Waxaa la filayay in uu hogaamiyo gole kumeelgaar ah oo xaqiijin lahaa in madaxweyne Joseph Kabila uu xilka ka dego sanadkan gudhiisa.<\/p>\n<p>Mr Tshisekedi ayaa jagooyin sarsare kasoo qabtay dalkiisa tan iyo markii uu xornimadda qaatay 1960-kii, waxaana uu mar noqday ra\u2019iisul wasaare.<\/p>\n<p>Waxa ay is qabteen madaxweynihii keligii taliska ahaa ee Mobutu Sese Seko, asagoo mucaarad noqday sideetamaadkii.<\/p>\n<p>Waxaa xiray, ka dibna dalka ka cayriyay madaxweynihii hore Laurent Kabila.<\/p>\n<p>Mr Tshisekedi ayaa si weyn u dhaliilsanaa madaxweynaha hadda u taliya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo, Joseph Kabila.<\/p>\n<p>Geeridiisa ayaa kusoo beegmeysa xilli muhiim u ah dalkaasi, ka dib markii ay mucaaradka iyo dowladda ku heshiiyeen in ay awoodda qeybsadaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiye mucaarad oo caan ka ahaa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo, Etienne Tshisekedi, ayaa geeriyooday asagoo 84 jir ah. Xisbiga uu wax ka asaasay ee UDPS ayaa sheegay in todobaadkii tegay uu u duulay dalka Belgium, si baaritaan caafimaad loogu sameeyo. Waxaa la filayay in uu hogaamiyo gole kumeelgaar ah oo xaqiijin lahaa in madaxweyne Joseph Kabila [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6769,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6768","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6768","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6768"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6768\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6770,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6768\/revisions\/6770"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6769"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6768"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6768"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6768"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}