{"id":6798,"date":"2017-02-03T08:56:09","date_gmt":"2017-02-03T08:56:09","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6798"},"modified":"2017-02-03T08:56:09","modified_gmt":"2017-02-03T08:56:09","slug":"ururka-al-shabaab-oo-weerar-ku-qaaday-deegaanka-muuri-ee-shhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6798","title":{"rendered":"Ururka Al-Shabaab oo  weerar ku qaaday deegaanka Muuri Ee Sh\/Hoose."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu xalay ka dhacay deegaanka Muuri.<span id=\"more-63871\"><\/span><\/p>\n<h1 class=\"entry-title single-entry-title\"><\/h1>\n<p>Dagaalka ayaa ka dambeeyay, kaddib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen fariisin ciidanka dowladda ku lahaayeen deegaankaas.<\/p>\n<p>Goob joogayaal ayaa sheegay in Al-Shabaab ay deegaanka la wareegtay, iyadoo ciidanka dowladda ay dib ugu gurteen degmada Afgooye.<\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Muuri ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay isaga baxeen deegaanka, xaaladuna ay tahay mid iminka degan.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa kordhiyay weerarada ay ku qaadayeen xeryaha ciidamada, todobaad ka hor ayay aheyd markii ay weerareen deegaanka Kulbiyow oo ay saldhig ku lahaayeen ciidanka Kenya<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu xalay ka dhacay deegaanka Muuri. Dagaalka ayaa ka dambeeyay, kaddib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen fariisin ciidanka dowladda ku lahaayeen deegaankaas. Goob joogayaal ayaa sheegay in Al-Shabaab ay deegaanka la wareegtay, iyadoo ciidanka dowladda ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6799,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6798","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6798","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6798"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6800,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6798\/revisions\/6800"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}