{"id":6801,"date":"2017-02-03T09:04:24","date_gmt":"2017-02-03T09:04:24","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6801"},"modified":"2017-02-03T09:04:24","modified_gmt":"2017-02-03T09:04:24","slug":"daawo-madaxweynaha-somaliya-xasan-sheekh-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-afar-ka-mid-ah-musharaxinta-madaxtinimada-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6801","title":{"rendered":"Daawo Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Oo Weerar Afka ah Ku Qaaday  Afar ka Mid ah Musharaxinta Madaxtinimada Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh oo ka hadlayay go\u2019aankii Maxkamadda Caalamiga ee ka soo saartay dacwada Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ayuu sheegay in Madaxdii shalay xilka heysay markii heshiiskii MOU la galayay ay sabab u ahaayeen inay Badda baxdo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan nasiib darro ah in Madaxdii shalay ee na dayacay ay si kheyrul Mas\u2019uulinimo u sahladeen inay Baddeena baxdo iyo kuwa dano gaar ah ka qaatay ayaa maanta jaakadaha u soo xirtay inay xukunka dalka qabtaan, qof kasta oo Soomaali ah waa garan karaa waxa ka dhalan kara, marka ay talada qabtaan, iyo waxay dalkaan u horseedi karaan\u201dayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Musharax Xasan Sheekh ayaa sheegay inay khaladaad galeen madaxdii hore oo ay fududeysteen Mas\u2019uuliyadii loo dhiibay, iyadoo hadalkan ay si cad ugu socotay Musharax Sheekh Shariif oo hada ka hor sheegay inuu waxba ka ogeyn heshiiskii Kenya la gashay dowladdii uu Madaxweynaha ka ahaa.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa jira kuwa shalay Soomaalida inta ay ku kasloonaatay ee taladii meel cidla ah uga tagay, iyagoo dhahaya ajnabi ayaa dalkaan uga cararayaa, dadkii jidadka taagnaa meel hebel uga cararay, maantana soo noqday, iyagoo xil raba ma dad cusub ayay noqdeen\u201dayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Hadalada Madaxweynaha oo ahaa kuwii ugu adkaa ee uu ku weeraro Musharaxiin ay ka mid yihiin Shariif Sheekh Axmed, Cumar C\/rashiid, Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo C\/raxmaan C\/shakuur.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka daawo shirka jaraa\u2019id ee Madaxweyne Xasan Sheekh<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh oo ka hadlayay go\u2019aankii Maxkamadda Caalamiga ee ka soo saartay dacwada Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya ayuu sheegay in Madaxdii shalay xilka heysay markii heshiiskii MOU la galayay ay sabab u ahaayeen inay Badda baxdo. \u201cWaxaan nasiib darro ah in Madaxdii shalay ee na dayacay ay si kheyrul Mas\u2019uulinimo u sahladeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6802,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6801","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6801","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6801"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6801\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6803,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6801\/revisions\/6803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6802"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}