{"id":6810,"date":"2017-02-03T18:44:24","date_gmt":"2017-02-03T18:44:24","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6810"},"modified":"2017-02-03T18:44:24","modified_gmt":"2017-02-03T18:44:24","slug":"raysal-wasaaraha-somaliya-cumar-crashiid-oo-safar-ugu-ambabaxay-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6810","title":{"rendered":"Raysal Wasaaraha Somaliya Cumar C\/rashiid oo  safar ugu ambabaxay Nairobi"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke ayaa galabta safar deg deg ah ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, maalin kaddib go\u2019aankii Maxkamadda Caalamiga ee\u00a0ICJ.<span id=\"more-63885\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Cumar C\/rashiid ayaa diyaarad gaar ah ka qaaday magaalada Magaalada Muqdisho, iyadoo safarkiisa Kenya uu ku soo aaday xilli xasaasi ah.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in Mr Cumar C\/rashiid uu kulamo ku leeyahay Nairobi, waxaana warar aan la xaqiijin sheegayaan inuu la balansan yahay Mas\u2019uuliyiin Kenyan ah.<\/p>\n<p>Maxkamadda Caalamiga ayaa shalay diiday dalabkii dowladda Kenya oo ahaa in murankii dhinaca badda ahaa lagu xaliyo wada xaajood, iyadoo Maxkamaddu go\u2019aamisay inay dacwada qaado, taasoo aheyd codsigii dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Cumar C\/rashiid oo ah Musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa ahaa maskaxdii ka dambeysay heshiiskii is afgaradka Badda ee la saxiixay sanadkii 2009, isagoo xilligaas ahaa Ra\u2019iisul Wasaare, kuna amray Wasiirkii Qorsheynta C\/raxmaan C\/shakuur inuu saxiixo heshiiskaas.<\/p>\n<p>Ololihii Cumar C\/rashiid ayaa haatan hoos u dhac weyn ku yimid, waxaana dad badan ay rumeysan yihiin in waxyaabaha saameynta ku yeelanayo ay ka mid tahay arrinta Badda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke ayaa galabta safar deg deg ah ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, maalin kaddib go\u2019aankii Maxkamadda Caalamiga ee\u00a0ICJ. &nbsp; Cumar C\/rashiid ayaa diyaarad gaar ah ka qaaday magaalada Magaalada Muqdisho, iyadoo safarkiisa Kenya uu ku soo aaday xilli xasaasi ah. Wararka qaar ayaa sheegaya in Mr Cumar C\/rashiid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6811,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6810","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6810","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6810"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6810\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6812,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6810\/revisions\/6812"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6811"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6810"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6810"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6810"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}