{"id":6834,"date":"2017-02-04T14:29:16","date_gmt":"2017-02-04T14:29:16","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6834"},"modified":"2017-02-04T14:29:16","modified_gmt":"2017-02-04T14:29:16","slug":"xaakim-federaal-ah-oo-laalay-xanibaada-donald-trump-uu-ku-soo-rogay-7-dal-oo-muslim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6834","title":{"rendered":"Xaakim Federaal ah oo laalay xanibaada Donald Trump uu ku soo rogay 7 dal oo Muslim ah"},"content":{"rendered":"<p>Xaakim ka tirsan Federaalka Mareykanka ayaa si KMG ah u hor-istaagay xannibaadii Madaxweyne Trump ku soo rogay dadka ka imaanaya 7-da dal oo Muslimiin ah in aanay soo geli karin Mareykanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p class=\"story-body__introduction\">Xaakimkan oo lagu magacaabo James Robart oo ku sugan Seattle ayaa gaashaanka ku dhiftay is hor-taagid ka timid qareenno u doodayay Xukuumadda oo difaacayay go\u2019aankii Trump.<\/p>\n<p class=\"story-body__introduction\">Sidoo kale xaakimkan ayaa sheegay in si deg deg ah loo qaadi karo xayiraadan, isla markaana la dhageysanayo kiiska dhanka sharciga.<\/p>\n<p class=\"story-body__introduction\">Maamulka Trump ayaa la filayaa inay racfaan deg deg ah ka qaataan xukunkan, kaasoo caqabad weyn ku noqonaya go\u2019aankii horay u soo saaray.<\/p>\n<p>Maamulayaasha Maraykanka ayaa sheegaya in tobanaan kun oo Visa dib loola laabtay tan iyo markii madaxweyne Trump uu saxiixay amar madaxweyne oo xaddidaya socdaalka muddo todobaad laga joogo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaakim ka tirsan Federaalka Mareykanka ayaa si KMG ah u hor-istaagay xannibaadii Madaxweyne Trump ku soo rogay dadka ka imaanaya 7-da dal oo Muslimiin ah in aanay soo geli karin Mareykanka. &nbsp; Xaakimkan oo lagu magacaabo James Robart oo ku sugan Seattle ayaa gaashaanka ku dhiftay is hor-taagid ka timid qareenno u doodayay Xukuumadda oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6835,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6834","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6834","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6834"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6837,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6834\/revisions\/6837"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6835"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}