{"id":6847,"date":"2017-02-04T20:22:50","date_gmt":"2017-02-04T20:22:50","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6847"},"modified":"2017-02-04T20:22:50","modified_gmt":"2017-02-04T20:22:50","slug":"hal-qof-oo-ku-geeriyoodday-rasaas-ka-qaraxday-askari-boolis-ah-iyo-dhaawacyo-soo-gaadhay-cusbitaalka-guud-ee-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6847","title":{"rendered":"Hal Qof Oo Ku Geeriyoodday Rasaas Ka Qaraxday Askari Boolis Ah Iyo Dhaawacyo Soo Gaadhay Cusbitaalka Guud Ee Hargaysa"},"content":{"rendered":"<p>Hal qof ayaa ku dhintay, lix kalenna way ku dhaawacmeen, kadib markii uu Askari ka tirsan Ciidanka Booliska magaalada Baligubadle uu Qori kaga qarxay\u00a0 goob ay ku sugnaayeen Dadweyne tiro badan oo loo qaybinnaayay Raashinkii Abaaraha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<table align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/Baligubadle%281%29.png\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Sida uu ku soo waramaayo Wariyahayaga magaaladda Baligubadle ee ayaa waxa uu sheegay in falkani dhacay kadib markii Askari ka tirsan Ciidanka Booliska ay Qorigiisa ka furantay Rasaas\u00a0 is-daba socota, taasoo uu ku dhintay Wiil da\u2019ddiisa lagu qiyaasay 25-jir oo lagu magacaabo \u00a0Xikam Aw Cabdi Aadan Diiriye,\u00a0 waxaanna rasaastaas uu dhaawacyo ka soo gaadhay lix ruux oo kale, hase yeeshee ma jiro wax tafaasiil ah oo intaas ka badan.<\/p>\n<div><\/div>\n<p>Si kastaba ha ahaatee shan ka mida Lixdii ruux ee dhaawacyaddu soo gaadheen waxa loo soo qaadday Cusbitaalka guud ee Magaalada Hargeisa, halkaasoo lagu daawaynnaayo hadda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hal qof ayaa ku dhintay, lix kalenna way ku dhaawacmeen, kadib markii uu Askari ka tirsan Ciidanka Booliska magaalada Baligubadle uu Qori kaga qarxay\u00a0 goob ay ku sugnaayeen Dadweyne tiro badan oo loo qaybinnaayay Raashinkii Abaaraha. &nbsp; Sida uu ku soo waramaayo Wariyahayaga magaaladda Baligubadle ee ayaa waxa uu sheegay in falkani dhacay kadib markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6848,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6847","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6847"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6849,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6847\/revisions\/6849"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6848"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}