{"id":6861,"date":"2017-02-05T11:02:06","date_gmt":"2017-02-05T11:02:06","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6861"},"modified":"2017-02-05T11:02:06","modified_gmt":"2017-02-05T11:02:06","slug":"khudbadaha-musharaxiinta-madaxtinimada-somaliya-oo-maanta-la-soo-gaba-gabeynayo-akhri-magacyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6861","title":{"rendered":"Khudbadaha Musharaxiinta Madaxtinimada Somaliya oo maanta la soo gaba gabeynayo (Akhri Magacyada)"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta oo Axad ah lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha, iyadoo illaa 9 Musharax ay maanta jeedin doonaan khudbado ay uga hadlayaan barnaamijkooda siyaasadeed iyo waxqabadkooda haddii la doorto.<span id=\"more-63932\"><\/span><\/p>\n<p class=\"entry-title single-entry-title\">\n<p>Illaa 14 Musharax ayaa khudbado ka hor jeediyay Baarlamaanka maalmihii Khamiisti iyo Sabtidii shalay, iyadoo hal musharax uu tanaasul sameeyay, halka Musharax kale uu khamiistii ka baaqday, balse maanta lagu wado inuu khudbad jeediyo.<\/p>\n<p>Khudbadihii Musharaxiinta ka hor-jeediyeen labadii maalmood ee la soo dhaafay ayay waxay sameeyeen balan-qaadyo isku mid ahaa oo ay uga hadlayeen xaalada dalka iyo waxyaabaha ay qaban doonaan hadii la doorto.<\/p>\n<p>Musharaxiinta maanta khudbad jeedin doona ayaa la hadal hayaa, iyadoo ay ku jiraan xubno ugu cad cad xilka Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Musharaxiinta maanta khudbadaha jeedinaya ayaa waxay kala yihiin:-<\/p>\n<p>1- Cumar C\/rashiid Cali Sharmaarke<\/p>\n<p>2- Dr. Maxamuud Maxamed Culusow<\/p>\n<p>3- Maxamed Axmed Jabarti<\/p>\n<p>4- Maxamed C\/laahi Maxamed (Farmaajo)<\/p>\n<p>5- Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)<\/p>\n<p>6- Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)<\/p>\n<p>7- Maxamed C\/risaaq<\/p>\n<p>8- Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil<\/p>\n<p>9- Axmed Maxamed Cabdi<\/p>\n<p class=\"entry-title single-entry-title\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta oo Axad ah lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta u taagan Madaxweynaha, iyadoo illaa 9 Musharax ay maanta jeedin doonaan khudbado ay uga hadlayaan barnaamijkooda siyaasadeed iyo waxqabadkooda haddii la doorto. Illaa 14 Musharax ayaa khudbado ka hor jeediyay Baarlamaanka maalmihii Khamiisti iyo Sabtidii shalay, iyadoo hal musharax uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6862,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6861","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6861","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6861"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6861\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6863,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6861\/revisions\/6863"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6862"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6861"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6861"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6861"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}