{"id":687,"date":"2016-09-01T06:53:51","date_gmt":"2016-09-01T06:53:51","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=687"},"modified":"2016-09-01T06:53:51","modified_gmt":"2016-09-01T06:53:51","slug":"mareykanka-oo-liiska-argagixisada-caalamiga-ah-ku-daray-sheekh-cqaadir-muumin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=687","title":{"rendered":"Mareykanka Oo Liiska Argagixisada Caalamiga ah ku Daray  Sheekh C\/qaadir Muumin."},"content":{"rendered":"<h1 class=\"\">Mareykanka Oo Liiska Argagixisada Caalamiga ah ku Daray\u00a0 Sheekh C\/qaadir Muumin.<\/h1>\n<p><span class=\"dateline\">WASHINGTON<\/span>(GLN)_Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka Liiska argagixisada ee sida gaarka ah loo callaameeyay ku dartay Wadaadka lagu magacaabo Sheekh C\/qaadir Muumin\u00a0oo dhowaan ku biiray Ururka Daacish.<span id=\"more-53724\"><\/span><\/p>\n<p>Amarka Madaxweyne Obama ee tirsigiisu yahay 13224 ayaa dhigaya cunqabateyn lagu soo rogi karo shaqsiyaadka iyo kooxaha la go\u2019aamiyay inay halis ku yihiin Mareykanka.<\/p>\n<p>C\/qaadir Muumin ayaa madax u ah Koox dagaalyahano Soomaali ah oo bishii October ee sanadkii 2015 ku dhawaaqay inay ku biireen Daacish, kadib markii ay ka baxeen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Waxaa uu horay ugh mid ahaa Saraakiisha Al-Shabaab ee ku sugnaa deegaanada Puntland, waxaana uu ahaa Daaci jeediya khudbadaha lagu soo jiidanayo dhalinyarada, isagoo cambaareyn jiray nidaamka Puntland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>C\/qaadir Muumin ayaa lagu eedeeyay inuu ballaariyay unugiisa argagixiso isaga oo afduubtay wiilal da\u2019yar oo da\u2019dooda u dhaxeysa 10-15 sano jir, kuna qasbay inay ciidamo noqdaan.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa horay liiska argagixisada ugu daray xubno ka tirsan Al-Shabaab, iyadoo madaxooda uu dul saaray lacag mallaayiin dollar.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/abdiqadir-Mumin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-53725\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/abdiqadir-Mumin.jpg\" alt=\"abdiqadir Mumin\" width=\"615\" height=\"410\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mareykanka Oo Liiska Argagixisada Caalamiga ah ku Daray\u00a0 Sheekh C\/qaadir Muumin. WASHINGTON(GLN)_Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka Liiska argagixisada ee sida gaarka ah loo callaameeyay ku dartay Wadaadka lagu magacaabo Sheekh C\/qaadir Muumin\u00a0oo dhowaan ku biiray Ururka Daacish. Amarka Madaxweyne Obama ee tirsigiisu yahay 13224 ayaa dhigaya cunqabateyn lagu soo rogi karo shaqsiyaadka iyo kooxaha la go\u2019aamiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":688,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-687","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/687","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=687"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":689,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/687\/revisions\/689"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/688"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}