{"id":690,"date":"2016-09-01T07:52:42","date_gmt":"2016-09-01T07:52:42","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=690"},"modified":"2016-09-01T07:52:42","modified_gmt":"2016-09-01T07:52:42","slug":"madaxwaynihii-dalka-brazil-dilma-rouseff-oo-xil-ka-qaadis-lagu-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=690","title":{"rendered":"Madaxwaynihii Dalka Brazil  Dilma Rouseff Oo Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyey."},"content":{"rendered":"<h1>Madaxwaynihii Dalka Brazil\u00a0 Dilma Rouseff Oo Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyey.<\/h1>\n<p>Hargeysa(GLN)_Aqalka sare ee baarlamaanka dalka Brazil ayaa u codeeyay in xil ka qaadis lagu sameeyo Madaxwaynihii Hore waddanka Brazil\u00a0 Dilma Rouseff, kadib markii lagu helay dambi iyo inay musuq maasuqday miisaaniyadaka gaysatay\u00a0 dalkaasi.<span id=\"more-53721\"><\/span><\/p>\n<p>61 xubnood ayaa u codeeyay in xil ka qaadis lagu sameeyo madaxwaynihii hore Brazil\u00a0 Ms Rouseff, halka 20 ay diiday, waxaana markii hore loo baahnaa in saddex meelood labo meelood ay xilka\u00a0 qaadi karan.<\/p>\n<p>Haweeneydan Madaxweynaha ka aheyd Dalka\u00a0 Brazil ayaa tan iyo bishii May shaqada laga fadhiisiyey, kadib markii laga keenay mooshin ka dhan ahaa.<\/p>\n<p>Ms Dilma Rouseff Waxaa loo haystaa inay qarisay sida uu u xun yahay dhaqaalaha waddanka, ka dib markii ay wax ka badashay miisaaniyada waddankaasi.<\/p>\n<p>Madaxweyne kuxigeenka Brazil Michel Temer ayaa maanta la filayaa in si rasmi ah xilka Madaxweynenimo loogu dhaariyo, kadib markii tan iyo bishii May uu si KMG ah xilka u hayay.<\/p>\n<p>Ms Rousseff, ayaa\u00a0 ahayd\u00a0 madaxweynihii ugu horeeyay oo dumar ah ee dalka Brazil waxayna sheegtay in dacwada ay tahay inqilaab ay samaynayaan siyaasiyiinta garabka midig.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynihii Dalka Brazil\u00a0 Dilma Rouseff Oo Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyey. Hargeysa(GLN)_Aqalka sare ee baarlamaanka dalka Brazil ayaa u codeeyay in xil ka qaadis lagu sameeyo Madaxwaynihii Hore waddanka Brazil\u00a0 Dilma Rouseff, kadib markii lagu helay dambi iyo inay musuq maasuqday miisaaniyadaka gaysatay\u00a0 dalkaasi. 61 xubnood ayaa u codeeyay in xil ka qaadis lagu sameeyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":691,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-690","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/690","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=690"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/690\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":692,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/690\/revisions\/692"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/691"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=690"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=690"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=690"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}