{"id":6966,"date":"2017-02-07T10:33:47","date_gmt":"2017-02-07T10:33:47","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6966"},"modified":"2017-02-07T10:33:47","modified_gmt":"2017-02-07T10:33:47","slug":"dagaal-culus-u-dhaxeeya-amisom-iyo-ururka-al-shabaab-oo-ka-socda-deegaan-ka-tirsan-shdhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6966","title":{"rendered":"Dagaal culus u dhaxeeya AMISOM iyo Ururka Al-Shabaab oo ka socda deegaan ka tirsan Sh\/Dhexe."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee Gobolka ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab uu ka socdo deegaanka Miir-tuugo ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.<span id=\"more-64043\"><\/span><\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan wararka dagaalka ayaa yimid, kaddib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Kolonyo ka tirsan AMISOM oo marayay inta u dhaxeysa Biyo Cadde iyo Miir-tuugo.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in tuulooyinka ku dhow dhow degmada Mahadaay laga maqlayo hubka culus ee la isku adeegsanayo.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa saameyntiisa laga dareemay magaalada Jowhar, iyadoo ciidamo gurmad oo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka ay ka ambabaxeen Jowhar.<\/p>\n<p>Ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa Burundi ayaa saldhig ku leh deegaanada Biyo cadde, Miir-tuugo iyo deegaano kale oo ka tirsan degmada Mahadaay.<\/p>\n<p>Deegaanka Miir-tuugo ayaa u jira magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe, illaa 47,KM.<\/p>\n<p>wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee Gobolka ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab uu ka socdo deegaanka Miir-tuugo ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Sida ay sheegayaan wararka dagaalka ayaa yimid, kaddib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Kolonyo ka tirsan AMISOM oo marayay inta u dhaxeysa Biyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6967,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6966","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6966","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6966"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6966\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6968,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6966\/revisions\/6968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6967"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6966"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6966"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6966"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}