{"id":6969,"date":"2017-02-07T10:44:10","date_gmt":"2017-02-07T10:44:10","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6969"},"modified":"2017-02-07T10:56:32","modified_gmt":"2017-02-07T10:56:32","slug":"musharax-craxmaan-faroole-oo-ku-dhawaaqay-inuu-tanaasulay-tartanka-madaxtinimada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6969","title":{"rendered":"Musharax C\/raxmaan Faroole Oo ku Dhawaaqay inuu ka Tanaasulay Tartanka Madaxtinimada Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Musharax C\/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa goor dhowayd \u00a0ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay Musharaxnimada Madaxweynaha, wax ka yar 48 saac ka hor doorashada Madaxweynaha oo lagu wado inay dhacdo maalinta berri oo Arbaco ah.<span id=\"more-64049\"><\/span><\/p>\n<p>Faroole oo goor dhowayd \u00a0shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu tanaasulay, isagoo ku baaqay in Musharaxiinta kale ay culeyska yareeyaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa halkan kaga dhawaaqayaa inaan ka tanaasulay Musharaxnimadeydi, waxaa ka codsanayaa Musharaxiinta kale, inay iyagana tanaasulaan\u201dayuu yiri Musharax C\/raxmaan Faroole.<\/p>\n<p>Mr Faroole ayaa ku baaqay in is bedelka loo hiiliyo, isagoo ka gaabsaday inuu sheego cida uu tanaasulay iyo Musharaxa uu taageero.<\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Faroole u tanaasulay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo iminka ka mid ah Musharaxiinta ugu cad cad.<\/p>\n<p>Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa inay is casilaan Musharaxiin dhowr ah, kuwaasoo la sheegay inay booska u baneynayaan Musharaxiin kale oo ay taageerayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharax C\/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa goor dhowayd \u00a0ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay Musharaxnimada Madaxweynaha, wax ka yar 48 saac ka hor doorashada Madaxweynaha oo lagu wado inay dhacdo maalinta berri oo Arbaco ah. Faroole oo goor dhowayd \u00a0shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu tanaasulay, isagoo ku baaqay in Musharaxiinta kale ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6970,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6969","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6969","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6969"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6969\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6973,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6969\/revisions\/6973"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6970"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6969"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6969"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6969"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}