{"id":697,"date":"2016-09-01T08:35:59","date_gmt":"2016-09-01T08:35:59","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=697"},"modified":"2016-09-01T08:35:59","modified_gmt":"2016-09-01T08:35:59","slug":"musharaxa-madaxwaynaha-xisbiga-jamhuuriga-ah-ee-dalka-maraykanka-donald-trump-oo-la-kulmay-madaxweynaha-mexico","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=697","title":{"rendered":"Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Jamhuuriga ah Ee Dalka Maraykanka  Donald Trump  Oo La kulmay madaxweynaha Mexico."},"content":{"rendered":"<h2>Musharaxa madaxwaynaha xisbiga Jamhuuriga\u00a0 ah ee dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa wadahadal la yeeshay madaxweynaha Mexico, Enrique Pena Nieto, kulankaasi oo labaduba ay ku tilmaameen mid wax ku ool ahaa.<\/h2>\n<p><a href=\"http:\/\/media1.tvsomalilandeurope.net\/2016\/09\/hgfgd.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6667\" src=\"http:\/\/media1.tvsomalilandeurope.net\/2016\/09\/hgfgd.jpg\" alt=\"hgfgd\" width=\"660\" height=\"371\" \/><\/a><\/p>\n<p>Donald Trump, oo horay u sheegay in muhaajiriinta Mexico ay yihiin kuwo daroogada ka ganacsada, isla markaana dumarka kufsada, ayaa markan ammaanay dadka Mexico, oo uu ku tilmaamay kuwo dadaal badan.<\/p>\n<p>Kulanka oo muddo saacad ah socday ayaan looga hadlin cidda bixineysa kharashka derbiga uu Donald Trump ololihiisa ku ballanqaaday in uu ka dhisayo soohdinta labada dal ay wadaagaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaga Mexico ayaa sheegay in loo baahan yahay wax ka qabashada hubka iyo daroogada dalkiisa kasoo gala dhanka Maraykanka.<\/p>\n<p>Mr Donald Trump ayaa la filayaa in goor dhaw uu khudbad ka jeediyo arrinta muhaajiriinta Maraykanka kunool.<\/p>\n<h1 class=\"story-body__h1\"><\/h1>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharaxa madaxwaynaha xisbiga Jamhuuriga\u00a0 ah ee dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa wadahadal la yeeshay madaxweynaha Mexico, Enrique Pena Nieto, kulankaasi oo labaduba ay ku tilmaameen mid wax ku ool ahaa. Donald Trump, oo horay u sheegay in muhaajiriinta Mexico ay yihiin kuwo daroogada ka ganacsada, isla markaana dumarka kufsada, ayaa markan ammaanay dadka Mexico, oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":698,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-697","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/697","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=697"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/697\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":699,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/697\/revisions\/699"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/698"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=697"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=697"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=697"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}