{"id":6986,"date":"2017-02-07T20:58:54","date_gmt":"2017-02-07T20:58:54","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6986"},"modified":"2017-02-07T20:58:54","modified_gmt":"2017-02-07T20:58:54","slug":"ururka-al-shabaab-oo-caawa-weerar-ku-qaaday-saldhig-amisom-ku-leeyihiin-duleedka-ceelasha-biyaha-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6986","title":{"rendered":"Ururka Al-Shabaab oo caawa weerar ku qaaday saldhig AMISOM ku leeyihiin duleedka Ceelasha Biyaha Ee Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab uu caawa ka socdo meel u dhow deegaankaas oo ay saldhig ku leeyihiin AMISOM.<span id=\"more-64071\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa ka dambeeyay markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhiga Ciidamada AMISOM oo ku yaala Ceelka Arbacow oo u dhow Ceelasha Biyaha.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa ku soo waramaya inay maqlayaan\u00a0madaafiic culus oo la is weydaarsanayo, waxaana yaraaday dhaq dhaqaaqa deegaankaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka oo si aad ah looga dareemay deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa imaanaya, iyadoo si aad ah loo adkeeyay ammaanka magaalada Muqdisho iyo deegaanada ku dhow dhow, waxaana ciidamo fara badan la dhigay waddooyinka soo gala Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab uu caawa ka socdo meel u dhow deegaankaas oo ay saldhig ku leeyihiin AMISOM. &nbsp; Dagaalka ayaa ka dambeeyay markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhiga Ciidamada AMISOM oo ku yaala Ceelka Arbacow [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6987,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6986","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6986","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6986"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6986\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6988,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6986\/revisions\/6988"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6987"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6986"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6986"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6986"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}