{"id":6989,"date":"2017-02-07T21:03:12","date_gmt":"2017-02-07T21:03:12","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6989"},"modified":"2017-02-07T21:03:12","modified_gmt":"2017-02-07T21:03:12","slug":"madaafiic-hoobiyeyaal-ah-oo-caawa-laga-maqlay-xaafado-ka-tirsan-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=6989","title":{"rendered":"Madaafiic hoobiyeyaal ah oo caawa laga maqlay xaafado ka tirsan Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Qaraxyo u muuqday madaafiic hoobiyeyaal ayaa goor dhow laga maqlay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo aan la ogeyn halka ay ku dhaceen.<span id=\"more-64073\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dad ku sugan degmooyinka koofureed ee magaalada Muqdisho ayaa soo sheegaya inay maqlayeen dhowr jug oo u \u00a0madaafiic Hoobiyeyaal soo dhacay.<\/p>\n<p>Madaafiicda ayaa ku soo dhacay xaafado ku dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, waxaana mid ka mid ah madaafiicda ku dhaceen halka loo yaqaano Xaafada Kalluunka oo ku dhow Hotelka Jazeera.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in bartilmaameedka madaafiicdan uu ahaa dhinaca garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo berri ay ka dhaceyso doorashada Madaxweynaha<\/p>\n<p>Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa si aad ah loo adkeeyay, iyadoo bandaw labo maalin ah lagu soo rogay, kaasoo saameyn ku yeeshay dhaq dhaqaaqii dadka iyo gaadiidka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxyo u muuqday madaafiic hoobiyeyaal ayaa goor dhow laga maqlay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo aan la ogeyn halka ay ku dhaceen. &nbsp; Dad ku sugan degmooyinka koofureed ee magaalada Muqdisho ayaa soo sheegaya inay maqlayeen dhowr jug oo u \u00a0madaafiic Hoobiyeyaal soo dhacay. Madaafiicda ayaa ku soo dhacay xaafado ku dhow garoonka diyaaradaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6990,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6989","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6989","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=6989"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6989\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6991,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/6989\/revisions\/6991"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6990"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=6989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=6989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=6989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}