{"id":7021,"date":"2017-02-08T18:07:33","date_gmt":"2017-02-08T18:07:33","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7021"},"modified":"2017-02-08T18:07:33","modified_gmt":"2017-02-08T18:07:33","slug":"war-deg-deg-maxamed-cabdullaahi-farmaajo-oo-noqday-madaxweynihii-9aad-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7021","title":{"rendered":"War deg-deg:-Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo noqday Madaxweynihii 9aad Ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Musharax Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa noqday madaxweynaha cusub ee dawlada federaalka ah ee somaliya.<\/strong><\/p>\n<div><strong><br \/>\nMusharax Xasan Sheekh Maxamuud oo wareegii labaad ee doorashada kula tartamayey Musharax Farmaajo ayaa tanaasulay iyada oo uu sheegay in madaxweynaha somaliya uu noqon doono mudane Farmaajo<\/strong><\/div>\n<p><strong>Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay madashii doorashadu ka dhacaysay ayaa waxa uu yidhi \u201cWaxaan Hambalyeynayaa walaalkay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo noqonaya madaxweynaha jamhuuriyada federaalka ah ee somaliya, waxaan leeyahay Hambalyo xilkana ilaahay hakugu guuleeyo, dadka somaliyana waxaan\u00a0 leeyahay hala garab istaago madaxweynaha cusub ee somaliya.\u201d<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharax Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa noqday madaxweynaha cusub ee dawlada federaalka ah ee somaliya. Musharax Xasan Sheekh Maxamuud oo wareegii labaad ee doorashada kula tartamayey Musharax Farmaajo ayaa tanaasulay iyada oo uu sheegay in madaxweynaha somaliya uu noqon doono mudane Farmaajo Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay madashii doorashadu ka dhacaysay ayaa waxa uu yidhi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7022,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7021","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7021","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7021"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7021\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7023,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7021\/revisions\/7023"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7022"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7021"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7021"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7021"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}