{"id":7030,"date":"2017-02-08T18:29:35","date_gmt":"2017-02-08T18:29:35","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7030"},"modified":"2017-02-08T18:29:35","modified_gmt":"2017-02-08T18:29:35","slug":"taariikhda-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya-maxamed-cllaahi-farmaajo-akhri","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7030","title":{"rendered":"Taariikhda Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo (Akhri)"},"content":{"rendered":"<p>Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa caawa ku guuleystay xilka Madaxweynaha Soomaaliya, kaddib doorasho adag oo uu la galay Labo Madaxweynayaal hore oo uu kula tartamay wareega labaad ee doorashada.<span id=\"more-64148\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Farmaajo ayaa wareega labaad helay codod badan, taasoo keentay in Musharaxii ku xigay ee Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud uu tanaasulo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa 14 October ee sanadkii 2010 loo magacaabay xilka Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, xilligaasoo uu si rasmi ah uu saaxada siyaasada u soo galay.<\/p>\n<p>Farmaajo oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa noloshiisa ku soo qaatay qurbaha, gaar ahaan dalka Mareykanka oo uu muddo dheer deganaa magaalada New York.<\/p>\n<p>Wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya bishii April 1962-dii.<\/p>\n<p>Wuxuu waxbarashadiisa aasaasiga ku qaatay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wuxuu shahaadada B.A iyo M.A ka qaatay Jaamacadda New York ee ku taalla Buffalo sanadihii 1997-dii iyo 2000.<\/p>\n<p>Shaqooyin kala duwan ayuu soo qabtay oo ay ka mid tahay dhanka xuquuqda aadamaha.<\/p>\n<p>Agaasime \u00a0guud ka soo noqday hay\u2019ad u dooda xuquuqda bulshada sanadkii 2002-dii ilaa wakhtigan uu ka shaqeynayay.<\/p>\n<p>Wuxuu ka soo shaqeeyay safaaradda Soomaaliya ee ee dalka Maraykanka sanadihii 1986-dii ilaa 1989-kii.<\/p>\n<p>Intii uu burburku dhacay Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) wuxuu inta badan ku noolaa dalkan Maraykanka,<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa caawa ku guuleystay xilka Madaxweynaha Soomaaliya, kaddib doorasho adag oo uu la galay Labo Madaxweynayaal hore oo uu kula tartamay wareega labaad ee doorashada. &nbsp; Farmaajo ayaa wareega labaad helay codod badan, taasoo keentay in Musharaxii ku xigay ee Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud uu tanaasulo. Madaxweyne Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7031,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7030","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7030","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7030"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7030\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7032,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7030\/revisions\/7032"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7031"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7030"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7030"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7030"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}