{"id":7094,"date":"2017-02-11T06:01:14","date_gmt":"2017-02-11T06:01:14","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7094"},"modified":"2017-02-11T06:01:14","modified_gmt":"2017-02-11T06:01:14","slug":"colaadda-dib-uga-qaraxday-sudaanta-koofureed-oo-laga-deyrinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7094","title":{"rendered":"Colaadda dib uga qaraxday Sudaanta Koofureed oo laga deyrinayo"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweynihii hore ee Bostwan, haddana ah dhaxdhexaadiyaha dhinacayadda isku haya dalka South Sudan, ayaa wuxuu sheegay in uu aad uga niyad jabsanyahay sida ay wax u socdaan.<\/p>\n<p>Waxa uu ka hadlay colaadda soo cusboonaatay, oo saamayn ku yeelatay buu yiri dadaalka gargaarka bani&#8217;aadamnimo ee wax looga qaban lahaa xaaladda dadka kunool dalkaasi.<\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-37779696\">Ugandha iyo South Sudan oo amniga iska kaashanaya<\/a><\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38890154\">South Sudan: &#8216;waa in la dilaa askarigii kufsi gaysta&#8217;<\/a><\/p>\n<p>Festus Mogae ayaa wuxuu sidoo kale sheegay, in heshiiskii ay gaareen dhinacayadda is haya uu weli taagan yahay inskatoo dhaqangelintisii ka hor timid caqabado xooggan.<\/p>\n<p>wuxuu sheegay in xaaladda abaarta ka jirta dalks Suudaanta Koonfureed ay si dhaqsa ah isugu badeli karto xaalad bani&#8217;aadanimo tii ugu xumeyd.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img responsive-image__img--loading js-image-replace\" src=\"http:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/20A4\/production\/_94265380_e7e5bca0-74ce-4b0b-8958-7b122fb49104.jpg\" alt=\"Ciidamada dalkaas ayaa kala taageeray mucaaradka iyo madaxweynaha taas oo xaaladda sii xumeysay\" width=\"976\" height=\"549\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka<\/span><span class=\"story-image-copyright\">AFP<\/span><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span><span class=\"media-caption__text\">Ciidamada dalkaas ayaa kala taageeray mucaaradka iyo madaxweynaha taas oo xaaladda sii xumeysay<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Festus Mogae waxa uu ka hadalay waalaca haysta beesha caalamka ee ku aadan xaaladda dalkasi.<\/p>\n<p>wuxuu sheegay in cooladda ay caqabad ku noqotay dadaalka wax loo qabto dadka ay macluusha hayso ee colaadda ka qaxay.<\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/37068789\">Qaramada Midoobay oo meelmarisay ciidan la geeyo South Sudan<\/a><\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/36971937\">Machar oo ka digay colaadda S. Sudan<\/a><\/p>\n<p>Dagaallo dib uga cusboonaaday dalka South Sudan 2013-kii ayaa waxa ay sababeen in mar kale ay soo noqoto cabsida dagaalo sokooye oo ka qarxaan dalkaasi oo xoriyadiisa qaatay 2011-kii.<\/p>\n<p>Colaadda ayaa ka billaabatay khilaaf kala dhexgalay madaxweynaha dalkaasi Silva Kiir iyo ku xigenkiisii Riek Machar, waxayna taasi sababtay in kala qeyb samaan ciidanka oo qabiil-qabiil isku qabtay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Bostwan, haddana ah dhaxdhexaadiyaha dhinacayadda isku haya dalka South Sudan, ayaa wuxuu sheegay in uu aad uga niyad jabsanyahay sida ay wax u socdaan. Waxa uu ka hadlay colaadda soo cusboonaatay, oo saamayn ku yeelatay buu yiri dadaalka gargaarka bani&#8217;aadamnimo ee wax looga qaban lahaa xaaladda dadka kunool dalkaasi. Ugandha iyo South [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7095,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7094","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7094","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7094"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7094\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7096,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7094\/revisions\/7096"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7095"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}