{"id":7097,"date":"2017-02-11T06:07:12","date_gmt":"2017-02-11T06:07:12","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7097"},"modified":"2017-02-11T06:07:12","modified_gmt":"2017-02-11T06:07:12","slug":"boqollaal-qaxooti-ah-oo-lagu-xiray-dalka-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7097","title":{"rendered":"Boqollaal qaxooti ah oo lagu xiray dalka Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Dadka u ololeeya arrimaha qaxootiga ayaa sheegay in boqollaal qof oo muhaajiriin ah lagu soo qabqabtay howlgallo Mareykanka ka dhacay.<\/p>\n<p>Saraakiisha waaxda socdaalka ee Mareykanka waxay sheegeen in howlgallada ay ka fuliyeen Los Angeles, Atlanta, Chicago, New York, Texas iyo North-Carolina.<\/p>\n<p>Arrintaasi ayey ku tilmaameen inay qeyb ka tahay u hogaansamidda shuruucda Trump uu soo rogay.<\/p>\n<ul class=\"story-body__unordered-list\">\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38778167\">Trump oo amar kasoo saaray qaxootiga<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<ul class=\"story-body__unordered-list\">\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38785626\">Sida Caalamka uu uga jawaabay go&#8217;aanka Trump<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<p>Laakiin xubnaha socdaalka waxay sheegayaan in howlgallada noocaan ah ay la mid yihiin kuwa caadiga ah ee ka dhanka ah burcadda.<\/p>\n<p>Waxay tilmaameen in madaxweynayaashii hore xilligoodii la sameyn jiray howlgallo noocan ah.<\/p>\n<figure class=\"media-with-caption\">\n<div class=\"media-player-wrapper\">\n<figure id=\"media-player-1\" class=\"media-player\">\n<div id=\"smphtml5iframemedia-player-1wrp\"><\/div>\n<\/figure>\n<\/div><figcaption class=\"media-with-caption__caption\">Daawo: Sida uu amarka Trump u saameeyay Soomaalida sugeysay in loo qaado Mareykanka<\/figcaption><\/figure>\n<p>Hay&#8217;ad u dooda xuquuqda qaxootiga Los Angeles (Chirla 2) ayaa sheegtay in dadka la xiray loo diiday inay qareeno helaan.<\/p>\n<figure class=\"media-with-caption\">\n<div class=\"media-player-wrapper\">\n<figure id=\"media-player-2\" class=\"media-player\">\n<div id=\"smphtml5iframemedia-player-2wrp\"><\/div>\n<\/figure>\n<\/div><figcaption class=\"media-with-caption__caption\">Gabdha Soomaali ah oo sugayay in loo qaado Maraykanka oo dareenkooda ka warramay<\/figcaption><\/figure>\n<p>Xilli sii horeysay, dowladda Mexico ayaa muwaadiniinteeda uga digtay dacwadaha ay Mareykanka ku wajihi karaan.<\/p>\n<p>Waxay ugu baaqday inay xiriir toos ah la yeeshaan safaaradda Mexico ee Mareykanka.<\/p>\n<ul class=\"story-body__unordered-list\">\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38769733\">Amarka Trump ee qaxootiga siduu u saameyn doonaa Soomaalida?<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<ul class=\"story-body__unordered-list\">\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38753875\">Donald Trump oo taageersan jirdilka<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<p>Arrintaas ayaa ka dhalatay ka dib markii Mareykanka laga musaafuriyay haweeney Mexico u dhalatay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadka u ololeeya arrimaha qaxootiga ayaa sheegay in boqollaal qof oo muhaajiriin ah lagu soo qabqabtay howlgallo Mareykanka ka dhacay. Saraakiisha waaxda socdaalka ee Mareykanka waxay sheegeen in howlgallada ay ka fuliyeen Los Angeles, Atlanta, Chicago, New York, Texas iyo North-Carolina. Arrintaasi ayey ku tilmaameen inay qeyb ka tahay u hogaansamidda shuruucda Trump uu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7098,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7097","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7097","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7097"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7097\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7099,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7097\/revisions\/7099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7098"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7097"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7097"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7097"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}