{"id":7148,"date":"2017-02-13T05:59:39","date_gmt":"2017-02-13T05:59:39","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7148"},"modified":"2017-02-13T05:59:39","modified_gmt":"2017-02-13T05:59:39","slug":"dagaal-xalay-ka-dhacay-deegaan-u-dhaxeeya-jowhar-iyo-balcad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7148","title":{"rendered":"Dagaal xalay ka dhacay deegaan u dhaxeeya Jowhar iyo Balcad"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu xalay saqdii dhexe ka dhacay deegaanka Qalimow oo qiyaastii 30Km u jira Jowhar.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa ka dambeeyay markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen saldhig ciidamada dowladda ku lahaayeen deegaankaas.<\/p>\n<p>Illaa saddex ruux oo dhinacyadii dagaalamayay ayaa ku dhintay dagaalka, halka afar kalena ku dhaawacmeen oo ahaa dad rayid ah.<\/p>\n<p>Dagaalyahanadii soo weeraray deegaanka ayaa la sheegay inay dib u laabteen, mana jirto wax war ah oo ka soo baxay ciidanka dowladda.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dagaalka la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, ayna cabsi weyn la soo deristay, balse xaalada ay iminika tahay mid degan.<\/p>\n<p>Qalimow ayaa ah deegaan qadiimi ah, waxaa ay u dhaxeysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu xalay saqdii dhexe ka dhacay deegaanka Qalimow oo qiyaastii 30Km u jira Jowhar. &nbsp; Dagaalkan ayaa ka dambeeyay markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen saldhig ciidamada dowladda ku lahaayeen deegaankaas. Illaa saddex ruux oo dhinacyadii dagaalamayay ayaa ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7149,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7148","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7148","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7148"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7148\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7150,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7148\/revisions\/7150"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7149"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7148"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7148"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7148"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}