{"id":7160,"date":"2017-02-13T12:55:35","date_gmt":"2017-02-13T12:55:35","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7160"},"modified":"2017-02-13T12:55:35","modified_gmt":"2017-02-13T12:55:35","slug":"xukumada-ethiopia-oo-ka-hadashay-saldhiga-milatari-ee-imaaraadku-ka-samaysan-doono-berbera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7160","title":{"rendered":"XUKUMADA ETHIOPIA OO KA HADASHAY SALDHIGA MILATARI EE IMAARAADKU KA SAMAYSAN DOONO BERBERA"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Brig Gen Amb. Berhe Tesfay, Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay Somaliland leedahay go\u2019aanka bixinta saldhiga Milateri, balse ahayn mid khuseeya Itoobiya, isla markaana yihiin cadowga Somaliland &amp; Itoobiya, dadka faafiyey in safaaradooda Hargeysa la xidhay, wararkaasina waxba ka jirin xafiiskooduna furnaan doono weligii.<\/p>\n<p>Amb. Berhe oo weriye Maxamuud Walaaleye oo ka tirsan warg DAWAN, wax ka weydiiyey warar lagu sheegay in safaarada Itoobiya la xidhay, ka dib ansixintii heshiis loogu ogolaanayo saldhiga Imaaraadka ku yeesho Somaliland ayuu ku jawaabay,<\/p>\n<\/div>\n<p>\u201cWararkaasi waxba kama jiraan, waana kuwa cadowga Itoobiya iyo Somaliland faafiyaan. Xafiiska Itoobiya wuu furnaan doonaa weligii.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-42637\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/brigadier-general-berhe-tesfaye-640x400.jpg?resize=300%2C188\" alt=\"brigadier-general-berhe-tesfaye-640x400\" width=\"300\" height=\"188\" \/><\/p>\n<p>Amb. Berhe Tesfay oo la weydiiyey mowqifka xukuumadiisa ee saldhiga Imaaraadku ku yeelanayo Somaliland ayaa yidhi,<\/p>\n<p>\u201cArrinkaa go\u2019aankeeda waxa leh xukuumada Somaliland, mana khuseeyo Itoobiya. Muhiimada isticmaalka dekeda Berbera ee Itoobiya waa inaan amaan ku helo, taasina waa waajib saaran xukuumada Somaliland.<\/p>\n<p>Hadalka Amb. Berhe Tesfay ayaa meesha ka saaraya hadalo laysla dhexmarayey oo xisbiyada mucaaradka qaarkood ku sheegeen in xukuumada Itoobiya ka soo horjeedo saldhiga milateri ee xukuumadu Somaliland u ogolaatay wadanka Imaaraadka Carabta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Brig Gen Amb. Berhe Tesfay, Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay Somaliland leedahay go\u2019aanka bixinta saldhiga Milateri, balse ahayn mid khuseeya Itoobiya, isla markaana yihiin cadowga Somaliland &amp; Itoobiya, dadka faafiyey in safaaradooda Hargeysa la xidhay, wararkaasina waxba ka jirin xafiiskooduna furnaan doono weligii. Amb. Berhe oo weriye Maxamuud Walaaleye oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7161,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7160","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7160","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7160"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7160\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7162,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7160\/revisions\/7162"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7161"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7160"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7160"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7160"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}