{"id":7209,"date":"2017-02-15T05:44:26","date_gmt":"2017-02-15T05:44:26","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7209"},"modified":"2017-02-15T05:44:26","modified_gmt":"2017-02-15T05:44:26","slug":"psg-oo-barcelona-u-awood-sheegatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7209","title":{"rendered":"PSG oo Barcelona u awood sheegatay"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\"><a href=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/yf.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-7210\" src=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/yf.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/yf.jpg 660w, https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/yf-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Ciyaaraha horyaalka kooxaha Yurub oo xalay dhacay. Ciyaartii ugu xiisaha badnayd waxay dhexmartay kooxaha Paris St-Germain iyo Barcelona.<\/p>\n<p>Barcelona waxaa looga badiyay afar gool iyo eber. Waxaana labo gool oo ka mid ah dhaliyay Di Mario oo dalka Argentine u dhashay.<\/p>\n<p>Awood ahaan aad baa looga gacansareeyey Barcelona, waxaana waxba tari waayay weeraryahanadii caanka ah ee kooxdaasi.<\/p>\n<p>Cavani oo isna u dheela kooxda Paris St-Germain ayaa ahaa laacib xalay wacdaro weyn muujiyay.<\/p>\n<p>Is-arag kale ayaa labadan kooxood dhexmari doona. Waxay kooxda Paris St-Germain tagi doontaa garoonka kooxda Barcelona.<\/p>\n<p>Caawa waa ciyaari doona Arsenal iyo Bayer Munich oo isku arki doona garoonka kooxda kooxda Bayern ee dalka Germany<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciyaaraha horyaalka kooxaha Yurub oo xalay dhacay. Ciyaartii ugu xiisaha badnayd waxay dhexmartay kooxaha Paris St-Germain iyo Barcelona. Barcelona waxaa looga badiyay afar gool iyo eber. Waxaana labo gool oo ka mid ah dhaliyay Di Mario oo dalka Argentine u dhashay. Awood ahaan aad baa looga gacansareeyey Barcelona, waxaana waxba tari waayay weeraryahanadii caanka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7210,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7209","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7209","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7209"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7209\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7211,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7209\/revisions\/7211"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7210"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7209"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7209"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7209"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}