{"id":73,"date":"2016-08-13T09:05:05","date_gmt":"2016-08-13T09:05:05","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=73"},"modified":"2016-08-13T09:18:12","modified_gmt":"2016-08-13T09:18:12","slug":"war-deg-deg-ah-madaxwaynaha-somaliland-iyo-wafti-u-hogaaminaayo-oo-saaka-safar-ugu-baxay-gobolka-awdal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=73","title":{"rendered":"War Deg Deg ah ;Madaxwaynaha Somaliland iyo Wafti u Hogaaminaayo  Oo Saaka Safar Ugu Baxay Gobolka Awdal."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(www.gacanlibaaxnews.com)_<\/p>\n<p>Madaxwaynaha Somaliland Mudane \u00a0Axmed Maxamed maxamud Siilaanyo iyo Wafti Baladhan uu hogaaminaayo ayaa Saaka \u00a0ka ambabaxay magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Madaxwayne Siilaanyo iyo waftigiisa ayaa ku sii jeeda magaalada Boorame ee xarunta Gobolka Awdal iyada oo lagu Wado in madaxwaynuhu uu xadhiga ka jaro mashaariic dhinaca wadooyinka ah oo ay \u00a0xukumada Somaliland \u00a0ka fulisay Gobolka Awdal iyo sidoo kale Waddada isku xidha magaalooyinka \u00a0Dila iyo Kalabaydh oo maalmihi ugu danbeeyay lagu jiray gabo gabeeyteeda,<\/p>\n<p>halkaasi oo lagu Wado in uu maanta madaxwaynuhu xadhiga ka jaro wado 18Km ah oo ay xukumada Somaliland maal galisay mashruuca horumarinta Somaliland ee loo yaqaan SDF,<\/p>\n<p>Safarka \u00a0madaxwayne axmed maxamed maxamud siilaanyo \u00a0ayaa waxa ku wehelinaaya xubno ka Tirsan \u00a0golaha wasiirada iyo msauuliyiin ka soo jeeda Gobolka Awdal.<\/p>\n<p>Wwww.Gacanlibaaxnews.com<\/p>\n<p>Hargeysa\/office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(www.gacanlibaaxnews.com)_ Madaxwaynaha Somaliland Mudane \u00a0Axmed Maxamed maxamud Siilaanyo iyo Wafti Baladhan uu hogaaminaayo ayaa Saaka \u00a0ka ambabaxay magaalada Hargeysa. Madaxwayne Siilaanyo iyo waftigiisa ayaa ku sii jeeda magaalada Boorame ee xarunta Gobolka Awdal iyada oo lagu Wado in madaxwaynuhu uu xadhiga ka jaro mashaariic dhinaca wadooyinka ah oo ay \u00a0xukumada Somaliland \u00a0ka fulisay Gobolka Awdal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":74,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-73","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=73"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/73\/revisions\/77"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/74"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=73"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=73"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=73"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}