{"id":7321,"date":"2017-02-20T05:44:13","date_gmt":"2017-02-20T05:44:13","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7321"},"modified":"2017-02-20T05:44:13","modified_gmt":"2017-02-20T05:44:13","slug":"ganacsiga-hubka-oo-sare-u-kacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7321","title":{"rendered":"Ganacsiga hubka oo sare u kacay"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Warbixin cusub ayaa sheegaysa in hadda uu meeshii ugu sareysay marayo ganacsiga hubka ee caalamiga ah, tan iyo markii uu dhammaaday dagaalkii qaboobaa.<\/p>\n<p>Mac-hadka caalamiga ah ee nabadda ee fadhigiisu yahay Stockholm (SIPRI), ayaa warbixinta ku sheegay in hubka waaweyn ee ay dowladaha caalamka soo iibsadeen intii u dhexeysay 2012 iyo 2016 uu sare u kacay boqolkiiba sideed, marka la barbar dhigo shantii sano ee ka horreysay.<\/p>\n<p>Hubkaasi ayaa intiisa badan waxaa iibsaday dalalka ku yaalla Bariga Dhexe, gaar ahaan kuwa Khaliijka.<\/p>\n<p>Sacuudi Carabiya ayaa noqotay dalka labaad ee ugu hubka iibsiga badan caalamka, ayadoo kaalinta koobaad ay ku jirto India.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa lagu sheegay in shan dal ay iibiyaan boqolkiiba 75 hubkaasi, kuwaasoo kala ah: Maraykanka, Ruushka, Shiinaha, Faransiiska iyo Jarmalka.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbixin cusub ayaa sheegaysa in hadda uu meeshii ugu sareysay marayo ganacsiga hubka ee caalamiga ah, tan iyo markii uu dhammaaday dagaalkii qaboobaa. Mac-hadka caalamiga ah ee nabadda ee fadhigiisu yahay Stockholm (SIPRI), ayaa warbixinta ku sheegay in hubka waaweyn ee ay dowladaha caalamka soo iibsadeen intii u dhexeysay 2012 iyo 2016 uu sare u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7322,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7321","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7321","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7321"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7323,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7321\/revisions\/7323"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7322"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}