{"id":7380,"date":"2017-02-21T05:40:54","date_gmt":"2017-02-21T05:40:54","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7380"},"modified":"2017-02-21T05:40:54","modified_gmt":"2017-02-21T05:40:54","slug":"safiirka-ruushka-ee-qm-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7380","title":{"rendered":"Safiirka Ruushka ee QM oo geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p>Safiirka Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay, Vitaly Churkin, ayaa si lama filaan ah ugu geeriyooday magaalada New York. Waxa uu maalin ka dib jirsan lahaa 65 sano.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay hogaamiyaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa sheegay in madaxweynaha uu ka naxay geerida safiirka, isla markaana aad loogu xusuusan doono howl-karnimadiisii iyo xirfadiisii dhanka diblomaasiyadda.<\/p>\n<p>Waxa uu safiir ka ahaa Qaramada Midoobay tan iyo 2006, ayadoo si weyn loo dareemi jiray howlihiisa.<\/p>\n<p>Mar uu ahaa sarkaal daraja hoose, ayaa xukuumadda Moscow waxa ay Mr Churkin u dirtay sanadkii 1986-dii in uu ka hor marqaati furo Congress-ka Maraykanka, xilligaasi oo la baarayay musiibadii nukliyeerka ee Chernobyl.<\/p>\n<p>Safiirka Britain u fadhiya Qaramada Midoobay, Matthew Rycroft, ayaa sheegay in uu aad uga argagaxay geerida Churkin, asagoo ku tilmaamay nin dabeecad wanaagsanaa isla markaana miisaan ku dhex lahaa diblomaasiyiinta.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay, Vitaly Churkin, ayaa si lama filaan ah ugu geeriyooday magaalada New York. Waxa uu maalin ka dib jirsan lahaa 65 sano. Afhayeen u hadlay hogaamiyaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa sheegay in madaxweynaha uu ka naxay geerida safiirka, isla markaana aad loogu xusuusan doono howl-karnimadiisii iyo xirfadiisii dhanka diblomaasiyadda. Waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7381,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7380","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7380","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7380"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7380\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7382,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7380\/revisions\/7382"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7381"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7380"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7380"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7380"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}