{"id":7423,"date":"2017-02-23T11:30:20","date_gmt":"2017-02-23T11:30:20","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7423"},"modified":"2017-02-23T11:30:20","modified_gmt":"2017-02-23T11:30:20","slug":"madaxweyne-somaliya-oo-magacaabay-raysal-wasaare-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7423","title":{"rendered":"Madaxweyne Somaliya oo magacaabay Raysal Wasaare cusub."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow u magacaabay Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo\u00a0Madax ka ahaa Hey\u2019adda NRC ee laga leeyahay dalka Norway.<span id=\"more-64964\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>War goor dhow ay heshay Jowhar.com ayaa sheegaya in madaxweynaha uu si rasmi ah xilka Ra\u2019iisul Wasaare u magacaabay Xasan Cali Kheyre oo ah nin dhalinyaro ah, oo ka soo shaqeeyay howlaha bani\u2019aadanimada, sidoo kalena Ganacsade ahaa.<\/p>\n<p>Qoraal Madaxweynuhu goor dhow ku soo qoray bartiisa Twitter-ka ayuu Madaxweynuhu ku shaaciyay in xilka Ra\u2019iisul Wasaaraha u magacaabay Xasan Cali Kheyre oo heysta dhalashada Norway.<\/p>\n<p>Magacaabistan ayaa aheyd mid lama filaan ah, waxaana ay ku soo aaday maalin kaddib markii Madaxweyne Farmaajo la caleema saaray.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sidoo kale soo noqday La Taliyihii Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa la sheegaa inuu ka midka ahaa dadka aadka ugu dhowaa.<\/p>\n<p>Xasan Cali Kheyre waa nin ka soo jeeda Beesha Murusade\/Hawiye, waxaana la sheegay inuu ka mid ahaa shaqsiyaadka Madaxweynaha uu xilkan xushay, maadaama ay aad isugu dhowaayeen.<\/p>\n<p>Magacaabistan Mr Kheyre ayaa meesha ka saareysa damaca Beelaha Muddulood iyo H\/gidir ugu jireen in xilkan loo magacaabo, iyagoo galan-gal badan ka waday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/Xasan-kheyre.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-64965\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/Xasan-kheyre.jpg\" alt=\"\" width=\"613\" height=\"275\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow u magacaabay Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo\u00a0Madax ka ahaa Hey\u2019adda NRC ee laga leeyahay dalka Norway. &nbsp; War goor dhow ay heshay Jowhar.com ayaa sheegaya in madaxweynaha uu si rasmi ah xilka Ra\u2019iisul Wasaare u magacaabay Xasan Cali Kheyre oo ah nin dhalinyaro ah, oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7424,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7423","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7423","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7423"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7423\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7425,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7423\/revisions\/7425"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7424"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7423"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7423"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7423"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}