{"id":7455,"date":"2017-02-24T20:22:38","date_gmt":"2017-02-24T20:22:38","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7455"},"modified":"2017-02-24T20:22:38","modified_gmt":"2017-02-24T20:22:38","slug":"diyaaradda-kenya-airways-oo-loo-ogolaaday-inay-duulimaad-toos-ku-tagto-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7455","title":{"rendered":"Diyaaradda Kenya Airways oo loo ogolaaday inay duulimaad toos ku tagto Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Diyaaradda Kenya Airways ayaa loo ogolaaday in duulimaad toos ah ku tagi karto dalka Mareykanka, sida uu ku dhawaaqay Wasiirka Gaadiidka Kenya James Macharia.<span id=\"more-65080\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maamulka Shirkadda diyaaradaha Kenya Airways ayaa sheegay inay buuxiyeen dhamaan shuruudaha u degnaa dhanka ammaanka diyaaradaha iyo dhamaan wixii adeegyo kale ee looga baahnaa diyaaradooda.<\/p>\n<p>Diyaaradda Kenya Airways ayaa rakaabka ay ka qaado magaalada Nairobi geyn jirtay dal saddexaad sida dalka Holland, gaar ahaan magaalada Amsterdam,\u00a0oo diyaarad kale oo Mareykanka toos u tageysa ka qaadi jirtay.<\/p>\n<p>Sidoo kale diyaarada US Delt Airlines iyo diyaaradaha kale ayaa iyana duulimaad toos ah waxay ka bilaabi doonaan Kenya illaa Mareykanka.<\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha ee Joma Kenyatta ayaa waxaa lagu soo kordhiyay qeyb cusub oo Terminal-ka ay dadka ka dhoofaan, waxaana la sheegay in tani qeyb ka aheyd shuruudaha looga baahnaa.<\/p>\n<p>Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa ah diyaarada kaliya ee geeska Afrika oo duulimaad toos ah ku tagta magaalooyinka Mareykanka.<\/p>\n<p>Kenya ayaa muddooyinkii u dambeysay waxay weeraro kala kulmeysay Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaaradda Kenya Airways ayaa loo ogolaaday in duulimaad toos ah ku tagi karto dalka Mareykanka, sida uu ku dhawaaqay Wasiirka Gaadiidka Kenya James Macharia. &nbsp; Maamulka Shirkadda diyaaradaha Kenya Airways ayaa sheegay inay buuxiyeen dhamaan shuruudaha u degnaa dhanka ammaanka diyaaradaha iyo dhamaan wixii adeegyo kale ee looga baahnaa diyaaradooda. Diyaaradda Kenya Airways ayaa rakaabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7456,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7455","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7455","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7455"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7457,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7455\/revisions\/7457"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7456"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}