{"id":7464,"date":"2017-02-25T12:43:34","date_gmt":"2017-02-25T12:43:34","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7464"},"modified":"2017-02-25T12:43:34","modified_gmt":"2017-02-25T12:43:34","slug":"qaar-ka-tirsan-warbaahinta-caalamiga-oo-laga-mamnuucay-shirarka-jaraaid-ee-aqalka-cad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7464","title":{"rendered":"Qaar ka Tirsan Warbaahinta Caalamiga oo laga mamnuucay shirarka jaraa\u2019id ee Aqalka Cad"},"content":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah Warbaahinta waa weyn ayaa laga mamnuucay inay ka qeyb galaan shirarka Jaraa\u2019id ee Aqalka Cad ee Mareykanka, iyadoo tallaabadan ay ka caroodeen Warbaahinta Caalamiga ah.<span id=\"more-65166\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Afhayeenka Aqalka Cad Sean Spicer ayaa ku dhawaaqay in aysan Aqalka Cad soo geli karin Warbaahinta kala ah BBC, CNN iyo Wargeysyada caanka ah ee New York Times iyo Los Angels Times.<\/p>\n<p>Mr Spicer ayaa sheegay in afartan warbaahin aan ka qeyb geli doonin shirarka jaraa\u2019id ee aan la duubin iyo kuwa la duubo ee uu qabanayo.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah warbaahinta caalamiga ayaa arrintan ku tilmaamay mid aan sax aheyn oo ka hor-imaaneysa xoriyadda saxaafada, iyadoo dhowr warbaahin oo kuwa ugu waa weyn ka mid ah aysan maanta ka qeyb gelin shirka jaraa\u2019id ee Aqalka Cad.<\/p>\n<p>Madaxweyne Trump ayaa dhowaan ku dhaliilay warbaahinta, inay yihiin kuwo buun buuniyay wararka aan jirin, iyagoo soo xiganaya ilo wareedyo aan jirin.<\/p>\n<p>Maamulka Trump iyo Warbaahinta ayaa xilligan waxaa ka dhex taagan dagaal adag ah, waxaana marar dhowr ah warbaahinta ay ka hadleen hab dhaqanada qalafsan ee Madaxweyne Donald Trump.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah Warbaahinta waa weyn ayaa laga mamnuucay inay ka qeyb galaan shirarka Jaraa\u2019id ee Aqalka Cad ee Mareykanka, iyadoo tallaabadan ay ka caroodeen Warbaahinta Caalamiga ah. &nbsp; Afhayeenka Aqalka Cad Sean Spicer ayaa ku dhawaaqay in aysan Aqalka Cad soo geli karin Warbaahinta kala ah BBC, CNN iyo Wargeysyada caanka ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7465,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7464","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7464","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7464"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7464\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7466,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7464\/revisions\/7466"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7465"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7464"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7464"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7464"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}