{"id":7511,"date":"2017-02-27T05:37:20","date_gmt":"2017-02-27T05:37:20","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7511"},"modified":"2017-02-27T05:37:20","modified_gmt":"2017-02-27T05:37:20","slug":"dab-xooggan-oo-saaka-ka-kacay-qeybo-ka-mid-ah-suuqa-bakaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7511","title":{"rendered":"Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha"},"content":{"rendered":"<p>Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybo ka mid ah suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdish, iyadoo dabkan uu baabi\u2019iyay ganacsi dhowr ah oo ku yaalla halka uu ka kacay.<span id=\"more-65287\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gaadiidka dab damiska ee Gobolka Banaadir iyo dab damisyo kale ayaa ku howlan daminta dabkan oo aan wali lagu guuleysan, waxaana dabka uu socdaa in ka badan saacad iyo bar.<\/p>\n<p>Uuro iyo qiic is qabsaday ayaa hawada isku shareeray, kaasoo laga arkayo magaalada oo dhan, waxaana suuqa uu ku jira xaalad jahwareer ah.<\/p>\n<p>Afhayeenka Gobolka Banaadir C\/fitaax Cumar Xalane ayaa sheegay in dabka uu ka kacay suuq lagu magacaabo Khaliifa oo ah dhisme weyn oo ay ku yaallaan ganacsiyo badan, kaasoo ku dhow sarta Sheekh Cali Dheere ee Bakaaraha.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka ayaa la geeyay Suuqa, sidoo kale ganacsato iyo dadweyne kale ayaa ku qul qulaya suuqa, si ay uga qeyb qaataan howlaha loogu gurmanayo daminta dabka.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah Ganacsatada Suuqa ayaa sheegay in dabka uu gebi ahaanba baabi\u2019iyay Suuqa\u00a0Khaliifa, oo ah dhismo illaa 500 mitir ah ka kooban, oo leh ganacsi kala duwan.<\/p>\n<p>Lama oga illaa iyo hada sababaha keenay dabkan inuu kaco, lama soo sheegin wax khasaare nafeed, balse waxaa jira khasaare hantiyadeed oo xooggan, kaasoo uu baabi\u2019iyay dabka wali ka socda qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha.<\/p>\n<p>Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/gubasho1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-65300     lazyloaded\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/gubasho1.jpg\" alt=\"\" width=\"641\" height=\"481\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/gubasho.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-65299     lazyloaded\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2017\/02\/gubasho.jpg\" alt=\"\" width=\"641\" height=\"481\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybo ka mid ah suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdish, iyadoo dabkan uu baabi\u2019iyay ganacsi dhowr ah oo ku yaalla halka uu ka kacay. &nbsp; Gaadiidka dab damiska ee Gobolka Banaadir iyo dab damisyo kale ayaa ku howlan daminta dabkan oo aan wali lagu guuleysan, waxaana dabka uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7512,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7511","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7511","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7511"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7511\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7513,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7511\/revisions\/7513"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7512"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7511"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7511"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7511"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}