{"id":7514,"date":"2017-02-27T05:43:54","date_gmt":"2017-02-27T05:43:54","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7514"},"modified":"2017-02-27T05:43:54","modified_gmt":"2017-02-27T05:43:54","slug":"afhayeenka-ururka-al-shabaab-farmaajo-keena-ama-xasan-keena-dagaalka-waa-sii-soconayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7514","title":{"rendered":"Afhayeenka Ururka  Al-Shabaab \u201cFarmaajo keena ama Xasan keena, dagaalka waa sii soconayaa\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Cali Dheere) ayaa markii u horeysay ka hadlay ka hadlay is bedeladii ka dhacay Soomaaliya iyo doorashadii dhacday horantii bishan, kaasoo uu ku guuleystay Madaxweyne Maxamed C\/llaahi Farmaajo.<span id=\"more-65292\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Fariin maqal ah oo uu soo duubay Afhayeenka al-Shabaab Cali Dheere ayuu ku faah faahiyay mowqifka rasmiga ah ee Al-Shabaab ka qaadatay dowladda cusub ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u sheegeynaa kooxda murtadiinta ah ee uu Farmaajo calanka u sida in aad mari doontaa wadadii ay mareen kuwii idinka horeeyey, Laba arrin midkood ayaadna noqon doontaan Insha\u2019Allaah. Mida koowaad oo ah in aad ku baxdaan gacanta Muslimiinta iyo mida labaad oo ah in ay gaaladu idinka badal qaadato idiinkoo duleysan sida kuwii idinka horeeyey oo kale. Mab da\u2019a gaalada kama hirgelin doontaan dhulkan ay Muslimiintu ku nool yihiin\u201dayuu yiri Sheekh Cali Dheere<\/p>\n<p>Cali Dheere ayaa sheegay in dowladaha reer galbeedka ay gadaal ka taagan yihiin dowladdan, isagoo ku goodiyay in dagaalka uu halkiisa ka sii socon doono, oo aan wax is bedeli ah soo kordhin doonin magacyada cusub iyo shaqsiyaadka hoggaanka qabtay sida uu yiri.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa leeyahay ama C\/llaahi keena, ama Shariif Keena, ama Xasan Keena ama Farmaajo keena, ama Faarax iyo Jaamac keena, waxba nooma kala duwana, ujeedka dagaalkeena kuma xirna shaqsiyaad, ee waxay ku xiran tahay mabda\u2019,\u201d Sheekh Cali dheere.<\/p>\n<p>Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa ugu baaqay dadka soomaaliyeed in aysan ku kadsoomin, waxa uu ugu yeeray shirqoollada iyo dhagarta cadawga, isagoo caddeeyay ee maamulka cusub ee Madaxweyne Maxamed C\/llaahi Farmaajo uusan ka duwaneyn maamuladii ka horeeyay.<\/p>\n<p>Fariinta Afhayeenka guud ee Al-Shabaab ayaa aheyd mid dheer oo soconeysa muddo 27-daqiiqo, taasoo aheyd fariintii u horeysay ee rasmi ah ee Al-Shabaab ka soo baxday, kaddib is bedeladii dhowaan ka dhacay dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Cali Dheere) ayaa markii u horeysay ka hadlay ka hadlay is bedeladii ka dhacay Soomaaliya iyo doorashadii dhacday horantii bishan, kaasoo uu ku guuleystay Madaxweyne Maxamed C\/llaahi Farmaajo. &nbsp; Fariin maqal ah oo uu soo duubay Afhayeenka al-Shabaab Cali Dheere ayuu ku faah faahiyay mowqifka rasmiga ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7515,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7514","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7514","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7514"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7514\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7516,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7514\/revisions\/7516"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7515"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7514"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7514"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7514"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}