{"id":7541,"date":"2017-02-28T05:43:39","date_gmt":"2017-02-28T05:43:39","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7541"},"modified":"2017-02-28T05:43:39","modified_gmt":"2017-02-28T05:43:39","slug":"madaxweynihi-hore-ee-maraykana-bush-oo-ka-dhawaajiyey-in-la-baaro-xiriirka-trump-iyo-ruushka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7541","title":{"rendered":"Madaxweynihi Hore Ee Maraykana Bush oo ka dhawaajiyey in la baaro xiriirka Trump iyo Ruushka"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweynihii hore ee Maraykanka George W Bush ayaa sheegay in Ameerika ay u baahan tahay jawaabo la xiriira baaxadda ay leeyihiin xiriirrada u dhaxeeya kooxda madaxweyne Trump iyo Ruushka.<\/p>\n<p>Waraysi uu siiyey NBC ayuu ku sheegay inuusan hubin in tani ay u baahnaanayso in la magacaabo dacwad ooge gaar ah, sida ay dalabanayaan qaar ka mid ah xubnaha xisbiga Dimoqaraadiga.<\/p>\n<p>Mr Bush wuxuu kaloo difaacay saxaafadda xorta ah oo uu sheegay inay lagama maarmaan u yihiin dimoqraadiyadda.<\/p>\n<p>Madaxweyne Trump ayaa ku shabbadeeyey hay&#8217;adaha warbaahinta ee afka dheer inay yihiin &#8220;cadawga shacbiga&#8221;, wuxuuna ku adkaystay in wararka sida aan haboonayn ula xiriirinaya Ruushka inay yihiin &#8220;warar been abuur ah&#8221;.<\/p>\n<p>George Bush ayaa xayeysiinayey buug uu qoray oo la magac baxay <i>Portraits of Courage: A Commander in Chief&#8217;s Tribute to America&#8217;s Warriors, <\/i>kaasoo lacagta ka soo xaroota lagu caawin doono askartii maraykanka ee shaqaynaysay ka dib weerarradii 9\/11 iyo qoysaskooda.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Maraykanka George W Bush ayaa sheegay in Ameerika ay u baahan tahay jawaabo la xiriira baaxadda ay leeyihiin xiriirrada u dhaxeeya kooxda madaxweyne Trump iyo Ruushka. Waraysi uu siiyey NBC ayuu ku sheegay inuusan hubin in tani ay u baahnaanayso in la magacaabo dacwad ooge gaar ah, sida ay dalabanayaan qaar ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7542,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7541","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7541","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7541"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7543,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7541\/revisions\/7543"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7542"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}