{"id":7561,"date":"2017-03-01T11:14:29","date_gmt":"2017-03-01T11:14:29","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7561"},"modified":"2017-03-01T11:14:29","modified_gmt":"2017-03-01T11:14:29","slug":"baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-raisal-wasaaraha-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7561","title":{"rendered":"BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO ANSIXIYAY RA\u2019ISAL WASAARAHA CUSUB"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p><strong>Mudanayaasha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh oo gacan taag ah ku ansixiyay Ra\u2019iisul wasaaraha cusub ee dalka, waxaana ansixisay 231 mduane.<\/strong><\/p>\n<div class=\"content-ad\"><strong>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-43214\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_DC84F2-581D14-919C9C-1F566E-52A75C-28883A.jpg?resize=499%2C281\" alt=\"IMG_DC84F2-581D14-919C9C-1F566E-52A75C-28883A\" width=\"499\" height=\"281\" \/><\/strong><\/div>\n<p><strong>Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ku dhaawaqay in Ra\u2019iisul wasaaraha la ansixiyay.<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p><strong>\u201c231 aya soo xaadirtay, mana jirin cid ka aamustay ama diiday, waana ansax\u201d ayuu yidhi Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub ee dalka Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa uga mahadceliyay Xildhibaanada labada gole sida kalsoonida leh ee ay codka u siiyeen.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201cGuddoomiyaha Maxkamadda sare iyo shacabka waxaan u sheegayaa in garsoorka uu madax banaanyahay\u201d ayuu yiri Mudane Xasan Cali Kheyre Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in wada tashiyo dheer kaddib uu soo dhisi doono Xukuumad tayo leh.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa isla goobta ku dhaariyay Ra\u2019iisul wasaaraha cusub ee dalka Soomaaliya<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudanayaasha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh oo gacan taag ah ku ansixiyay Ra\u2019iisul wasaaraha cusub ee dalka, waxaana ansixisay 231 mduane. \u00a0 Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ku dhaawaqay in Ra\u2019iisul wasaaraha la ansixiyay. \u201c231 aya soo xaadirtay, mana jirin cid ka aamustay ama diiday, waana ansax\u201d [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7562,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7561","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7561","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7561"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7561\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7563,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7561\/revisions\/7563"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7562"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7561"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7561"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7561"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}