{"id":7564,"date":"2017-03-01T11:34:06","date_gmt":"2017-03-01T11:34:06","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7564"},"modified":"2017-03-01T11:34:06","modified_gmt":"2017-03-01T11:34:06","slug":"madaxtooyadda-soomaaliland-oo-ka-hadashay-caafimaadka-madaxweyne-siilaanyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7564","title":{"rendered":"MADAXTOOYADDA SOOMAALILAND OO KA HADASHAY CAAFIMAADKA MADAXWEYNE SIILAANYO"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p><strong>Madaxtooyada Somaliland ayaa iyaduna beenisay in Madaxweyne Siilaanyo ku suganyahay xaalad caafimaad darro.<\/strong><\/p>\n<p><strong><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-43217\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/SIILAANYO..jpg?resize=413%2C194\" alt=\"SIILAANYO.\" width=\"413\" height=\"194\" \/><\/strong><\/p>\n<p><strong>Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Xuseen Aadan Cige, oo shalay u waramay telefishanka Star ayaa beeniyay in madaxweynuhu ku jiro xaalad caafimaad darro, waxaanu sheegay inuu ku jiro fasax caadi ah oo uu caafimaadkiisu taamyahay,\u00a0 \u201cBini-aadamku waxaanay waxba ka jirin inuu sheego maaha,madaxweynuhu sida madaxweynayaasha caalamku\u00a0 xaq ugu leeyihiin fasax; ayuu fasax tagay oo uu ku maqanyahay, wax xanuuna ama qalliin ah ama xaalad caafimaad ah oo uu madaxweynuhu haatan ku suganyahay ma jirto. Sidaas daraadeedna wararkaas waxba kama jiraan ayaan leeyahay, madaxweynuhu wuu caafimaad qabaa, fasax ayaanu ku maqanyahay.\u201d<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p><strong>Source: Geeska Afrika<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Somaliland ayaa iyaduna beenisay in Madaxweyne Siilaanyo ku suganyahay xaalad caafimaad darro. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Xuseen Aadan Cige, oo shalay u waramay telefishanka Star ayaa beeniyay in madaxweynuhu ku jiro xaalad caafimaad darro, waxaanu sheegay inuu ku jiro fasax caadi ah oo uu caafimaadkiisu taamyahay,\u00a0 \u201cBini-aadamku waxaanay waxba ka jirin inuu sheego maaha,madaxweynuhu sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7565,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7564","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7564","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7564"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7564\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7566,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7564\/revisions\/7566"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7565"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7564"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7564"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7564"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}