{"id":7612,"date":"2017-03-03T11:49:41","date_gmt":"2017-03-03T11:49:41","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7612"},"modified":"2017-03-03T11:49:41","modified_gmt":"2017-03-03T11:49:41","slug":"al-shabaab-oo-57-looga-dilay-afmadow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7612","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo &#8220;57 looga dilay&#8221; Afmadow"},"content":{"rendered":"<div class=\"story-body\">\n<div class=\"story-body__inner\">\n<p class=\"story-body__introduction\">War saxaafadeed ay soo saareen ciidamada Kenya ayay ku sheegeen in Al-shabaab ay 57 dagaalyahan kaga dileen weerar ay ku qaadeen saldhig kooxda ay ku leheed nawaaxiga Afmado.<\/p>\n<p>Ciidamada Kenya ayaa sheegay in ay weerarka u adeegsadeen madaafiic iyo diyaarada, kaas oo lagu qaaday meel loogu magacdaray Subow.<\/p>\n<p>Goobtaasi la weeraray ayaa qiyaastii 31km dhanka Woqooyi-Galbeed kaga beegan degmada Afmadow.<\/p>\n<p>Ciidamada Kenya ayaa sheegay in ay hub iyo gawaari badan sidoo kale ku baabi&#8217;iyeen weerarka.<\/p>\n<ul class=\"story-body__unordered-list\">\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-37764699\">Saldhigga AMISOM ee Beledweyne oo la weeraray<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<ul class=\"story-body__unordered-list\">\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38891045\">Alshabaab oo dhexda ugalay ciidammo AMISOM<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<ul class=\"story-body__unordered-list\">\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-37860041\">Burundi oo ku hanjabtay inay la baxayso ciidamada ka jooga Soomaaliya<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<p>War saxaafadeedka ka soo baxay ciidamada Kenya aya sidoo kale lagu xusay in &#8220;KDF ay sii wadidoonaan dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaab&#8221;.<\/p>\n<p>&#8220;Waan feejigannahay, waana sii wadeynaa baacsiga aan ku hayno argagixisada&#8221;, ayaa lagu sheegay warka ay ciidamada Kenya soo saareen.<\/p>\n<p>Barta Twitter-ka ee AMISOM ayaa sidoo kale lagu xaqiijiyay weerarkaasi la sheegay in 57 looga dilay Al-Shabaab dagaalyahanno badanna looga dhaawacay.<\/p>\n<p>&#8220;Ugu yaraan 57 argagixiso ah, gawaaridooda iyo qalabkooda ayaa la baabi&#8217;iyay, waxaanna la soo qabtay hub badan&#8221;, ayaa lagu qoray Twitter-ka AMISOM.<\/p>\n<p>AMISOM ayaa sheegtay in ayagoo kaashanaya ciidamada Soomaaliya ay dalka &#8220;ka sifeyn doonaan Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay ururka Al-Shabaab oo ay ku beeninayaan ama ku xaqiijinayaan weerarka.<\/p>\n<figure class=\"media-with-caption\">\n<div class=\"media-player-wrapper\">\n<div id=\"sticky-player-1\">\n<div class=\"sticky-player__wrapper\">\n<div class=\"sticky-player__player\">\n<figure id=\"media-player-1\" class=\"media-player\">\n<div id=\"smphtml5iframemedia-player-1wrp\"><\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n<div class=\"sticky-player__body\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div><figcaption class=\"media-with-caption__caption\">Daawo: Ciidammo AMISOM oo la geeyay Cadaado<\/figcaption><\/figure>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"tags-container\">\n<h2 class=\"tags-title story-body__crosshead\">Sources;Bbcsomali<\/h2>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War saxaafadeed ay soo saareen ciidamada Kenya ayay ku sheegeen in Al-shabaab ay 57 dagaalyahan kaga dileen weerar ay ku qaadeen saldhig kooxda ay ku leheed nawaaxiga Afmado. Ciidamada Kenya ayaa sheegay in ay weerarka u adeegsadeen madaafiic iyo diyaarada, kaas oo lagu qaaday meel loogu magacdaray Subow. Goobtaasi la weeraray ayaa qiyaastii 31km dhanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7613,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7612","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7612","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7612"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7614,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7612\/revisions\/7614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}