{"id":7739,"date":"2017-03-07T05:21:52","date_gmt":"2017-03-07T05:21:52","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7739"},"modified":"2017-03-07T05:21:52","modified_gmt":"2017-03-07T05:21:52","slug":"israaiil-oo-dal-ku-galka-ka-mamnuucday-dadka-ku-baaqa-in-aan-alaabtooda-la-iibsanin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7739","title":{"rendered":"Israa&#8217;iil oo dal ku galka ka mamnuucday dadka ku baaqa in aan alaabtooda la iibsanin"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Baarlamaanka Israa&#8217;iil ayaa ansixintii u dambaysay ku sameeyay sharci dal ku galka iyo degenaanshaha ka mamnuucaya ajaaniibta taageerta in aan la iibsanin waxyaabaha ay soo saarto Israa&#8217;iil.<\/p>\n<p>Sharcigan cusub wuxuu dhigayaa in aan dal ku gal ama daganaansho la siinin qof kaste oo ku baaqa ama dalbada in aan la iibsanin alaabada ay samayso Israa&#8217;iil.<\/p>\n<p>Ma cadda goorta uu go&#8217;aankani dhaqan geli doono.<\/p>\n<p>Go&#8217;aankan ayaa loo arkaa in lagu bartilmaameedsanayo kooxaha u ol oleeya in aan alaabada laga gadanin.<\/p>\n<ul class=\"story-body__unordered-list\">\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38740890\">Qaramada Midoobay oo cambaaraysay deegaamaynta Israa&#8217;iil<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38429420\">Israa&#8217;iil oo amartay &#8220;jaridda xiriirka UN&#8221;<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38890151\">Baarlamaanka Israa&#8217;iil oo meelmariyay sharci muran dhaliyay<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-37561539\">Maxkamadda ICC oo booqaneysa Israa&#8217;iil iyo Falastiin<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-36979520\">Israa&#8217;iil: Masuul hay&#8217;ad ayaa Xamaas lacag siiyay<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38851459\">Maraykanka: &#8216;Deegaamaynta Cusub ee Israa&#8217;iil dan uma aha nabadda&#8217;<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<p>Kuwaasi waxay isku magacaabaan dhaqdhaqaaq ay horkacayaan Falastiiniyiintu oo raadinaya cadaalad iyo sinaan, Israa&#8217;iilna waxay ku doodaa in kooxdaasi ay raadinayso sidii ay ku burburin lahaayeen dalkooda.<\/p>\n<p>Sources;Bbcsomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Israa&#8217;iil ayaa ansixintii u dambaysay ku sameeyay sharci dal ku galka iyo degenaanshaha ka mamnuucaya ajaaniibta taageerta in aan la iibsanin waxyaabaha ay soo saarto Israa&#8217;iil. Sharcigan cusub wuxuu dhigayaa in aan dal ku gal ama daganaansho la siinin qof kaste oo ku baaqa ama dalbada in aan la iibsanin alaabada ay samayso Israa&#8217;iil. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7740,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7739","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7739","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7739"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7739\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7741,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7739\/revisions\/7741"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7740"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7739"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7739"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7739"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}