{"id":7745,"date":"2017-03-07T05:34:40","date_gmt":"2017-03-07T05:34:40","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7745"},"modified":"2017-03-07T05:34:40","modified_gmt":"2017-03-07T05:34:40","slug":"wasiirada-arimaha-dibadda-jaamacadda-carabta-oo-qaahira-ku-shiraya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7745","title":{"rendered":"Wasiirada arimaha dibadda Jaamacadda Carabta oo Qaahira ku shiraya"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Wasiirada arrimaha dibadda dalalka jaamacadda carabta ayaa kullan ku yeelanaya magaalada Qaahira, Halkaasoo ay uga arrinsanayaan dhowr arrimood oo ay ka mid tahay go&#8217;aanka mareykanka uu safaaraddiisa Israaiil ugu rarayo magaaladda Quddus.<\/p>\n<p>Madaxweyne Donald Trump ayaa horey u sheegay in safaaradda Mareykanka ee Israaiil uu geyn doono Quddus arrintaasoo ay cambaareeyeen Falastiyiniinta iyo waddamo kale oo caalamka ka tirsan.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ku soo beegmaya xilli wasiirka arrimaha dibadda ee Britain Boris Johnson uu booqanayo israa&#8217;iil iyo Falastiin.<\/p>\n<p>Shirkan oo ah mid sanad walba la qabto waxaa kaloo ku jirra arimaha loo wadahadlayo xaalada wadamada Suuriya, Liibiya iyo Yemen.<\/p>\n<p>Wadamada ku jirra jaamacada carabta ayaa arimaha qaar aanan ka midaysnayn siyaasad ahaan iyo ciidan ahaanba.<\/p>\n<p>Wadanka yemen oo dowlada Sacuudiga ay ka wada dagaal ay hogaaminayso ayaa isna ah lafdhabar weyn oo shirkan looga hadli doono.<\/p>\n<p>Xaalka dalka Suuriya ayaa isna ah mid u qodobaysan kulankan jaamacada Carabta ee magaalada Qaahira ka dhacaya.<\/p>\n<p>Sources;Bbcaomali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirada arrimaha dibadda dalalka jaamacadda carabta ayaa kullan ku yeelanaya magaalada Qaahira, Halkaasoo ay uga arrinsanayaan dhowr arrimood oo ay ka mid tahay go&#8217;aanka mareykanka uu safaaraddiisa Israaiil ugu rarayo magaaladda Quddus. Madaxweyne Donald Trump ayaa horey u sheegay in safaaradda Mareykanka ee Israaiil uu geyn doono Quddus arrintaasoo ay cambaareeyeen Falastiyiniinta iyo waddamo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7746,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7745","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7745","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7745"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7745\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7747,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7745\/revisions\/7747"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7746"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7745"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7745"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7745"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}