{"id":7757,"date":"2017-03-07T11:21:00","date_gmt":"2017-03-07T11:21:00","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7757"},"modified":"2017-03-07T11:21:00","modified_gmt":"2017-03-07T11:21:00","slug":"mudane-ka-tirsan-baarlamaanka-soomaaliya-oo-ka-hadlay-mooshin-ka-dhan-ah-saldhiga-milatari-ee-berbera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7757","title":{"rendered":"MUDANE KA TIRSAN BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO KA HADLAY MOOSHIN KA DHAN AH SALDHIGA MILATARI EE BERBERA"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Xildhibaan C\/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay saldhiga Milateri ee Imaaraadka Carabta ka dhisanayo magaalada Berbera iyo sirta ku jirta.<span id=\"more-65771\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa sheegay inuu arrinta saldhiga uu si aad ah ula socday,\u00a0maadaama uu yahay Xildhibaan u dhaartay, danta qaranka, tan dalka, dadka iyo diinta ilaalinteeda inuu daacad ka noqdo.<\/p>\n<p>\u201cDalkeena midnimadiisa qarameed ilaalinteeda wixii taabanaya inaan u feejignaano ayaa naloo dhaaray, taas ayay ka mid tahay, waxa aan ula socday Saldhiga Imaaraadka Carabta ee Berbera.<\/p>\n<\/div>\n<p>C\/llaahi Sh. Ismaaciil ayaa sheegay in Heshiiskii Saldhiga Berbera uu ahaa mid aysan ka war qabin dowladda dhexe, isagoo xusay in aanay aheyn mid la sahlan karo.<\/p>\n<p>\u201cBerbera ayaa heshiis lagula galay Imaaraadka Carabta, dowladda Dhexe aysan war u heyn, arrintaas ma ahan arrin la sahlan karo, heshiiskaas ma hirgeli karo, sharcina ma ahan\u201dayuu yiri Xildhibaan C\/llaahi Sheekh Xasan oo wareysi siiyay Telefishinka Universal.<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlayay mooshinka ayuu sheegay in Kudladda Wadaniyiinta Baarlamaanka ay diyaarinayaan Mooshinka ka dhanka ah Saldhiga Berbera, isla markaana sida ugu dhaqsiyaha badan ay Baarlamaanka u hor-geyn doonaan si looga doodo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan C\/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay saldhiga Milateri ee Imaaraadka Carabta ka dhisanayo magaalada Berbera iyo sirta ku jirta. &nbsp; Xildhibaanka ayaa sheegay inuu arrinta saldhiga uu si aad ah ula socday,\u00a0maadaama uu yahay Xildhibaan u dhaartay, danta qaranka, tan dalka, dadka iyo diinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7758,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7757","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7757","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7757"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7759,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7757\/revisions\/7759"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}