{"id":7797,"date":"2017-03-08T13:42:13","date_gmt":"2017-03-08T13:42:13","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7797"},"modified":"2017-03-08T13:42:13","modified_gmt":"2017-03-08T13:42:13","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-somaliland-oo-haweenka-ku-bogaadiyay-8-march","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7797","title":{"rendered":"MADAXWEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND OO HAWEENKA KU BOGAADIYAY 8 MARCH"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<div class=\"newscontent\">\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-43476\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/sagalnews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/saylici-1.jpg?resize=300%2C200\" alt=\"saylici (1)\" width=\"300\" height=\"200\" \/>Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha Madaxweynaha Qaranka Somaliland wuxuu dhambaal hambalyo iyo bogaadin ah u dirayaa Haweenka Somaliland meel kastoo ay joogaan guddo iyo dibedba, iyo guud ahaanba Haween-weynaha Adduunku u dabaal-deggayaan Maalinta 8<sup>da\u00a0<\/sup>March, oo ah maalin Caalamiya loona aqoonsaday inay gaar u noqoto Haween weynaha adduunka.<\/p>\n<\/div>\n<p>Ku simaha Madaxweynuhu waxa uu munaasibadda 8<sup>da<\/sup>\u00a0March awgeed, Haweenka Somaliland u rajeeyey inay xuskan kiisa kale ku gaadhaan bash-bash, barwaaqo iyo nabadgelyo.<\/p>\n<p>hambaalkiisan hambalyada ah, Madaxweyne ku xigeenku wuxuu ku sifeeyey haweenka laf-dhabar iyo Xoog mug iyo miisaan ku leh nolosha bulshada, dib-u-dhiska iyo horumarka dalka.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>ALLAA MAHAD LEH<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0\u00a0\u00a0 <\/strong><strong>Xuseen Aadan Cige (Deyr)<\/strong><\/p>\n<p><strong>Af-hayeenka Madaxtooyada JSL. \u00a0\u00a0<\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha Madaxweynaha Qaranka Somaliland wuxuu dhambaal hambalyo iyo bogaadin ah u dirayaa Haweenka Somaliland meel kastoo ay joogaan guddo iyo dibedba, iyo guud ahaanba Haween-weynaha Adduunku u dabaal-deggayaan Maalinta 8da\u00a0March, oo ah maalin Caalamiya loona aqoonsaday inay gaar u noqoto Haween weynaha adduunka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7798,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7797","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7797","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7797"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7797\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7799,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7797\/revisions\/7799"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7798"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7797"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7797"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7797"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}