{"id":7822,"date":"2017-03-09T13:06:52","date_gmt":"2017-03-09T13:06:52","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7822"},"modified":"2017-03-09T13:06:52","modified_gmt":"2017-03-09T13:06:52","slug":"ururka-al-shabaab-oo-weerar-culus-ku-qaaday-garoonka-diyaaradaha-baardheere-ee-gobolka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7822","title":{"rendered":"Ururka Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday garoonka diyaaradaha Baardheere ee Gobolka Gedo."},"content":{"rendered":"<p>Baardheere(GLN)_Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa saaka weerar ku qaaday garoonka diyaaradaha Baardheere ee Gobolka Gedo, halkaasoo ay saldhig ku lahaayeen ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM.<span id=\"more-65880\"><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan wararka Al-Shabaab ayaa weerar ku bilowday madaafiic ku qaaday saldhiga, waxaana kaddib dagaal fool ka fool uu dhex maray ciidamada dowladda, kuwa AMISOM iyo Al-Shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidamada dowladda ee Gobolka Gedo ayaa sheegay inay iska caabiyeen ciidankii soo weeraray saldhiga, isla markaana ay ku raad-joogaan.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa inta badan weeraro qorsheysan ku qaada saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin deegaanada gobolada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baardheere(GLN)_Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa saaka weerar ku qaaday garoonka diyaaradaha Baardheere ee Gobolka Gedo, halkaasoo ay saldhig ku lahaayeen ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM. &nbsp; Sida ay sheegayaan wararka Al-Shabaab ayaa weerar ku bilowday madaafiic ku qaaday saldhiga, waxaana kaddib dagaal fool ka fool uu dhex maray ciidamada dowladda, kuwa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7823,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7822","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7822","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7822"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7822\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7824,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7822\/revisions\/7824"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7823"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7822"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7822"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7822"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}