{"id":7825,"date":"2017-03-09T14:04:06","date_gmt":"2017-03-09T14:04:06","guid":{"rendered":"http:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7825"},"modified":"2017-03-09T14:04:06","modified_gmt":"2017-03-09T14:04:06","slug":"wasiiru-dawlaha-amniga-ee-wasaarada-arrimaha-gudaha-oo-nabad-kusoo-xidhay-shirkii-turxaan-bixinta-ee-beelaha-walaalaha-ah-ee-ciise-iyo-sacadmuuse-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/?p=7825","title":{"rendered":"Wasiiru Dawlaha Amniga Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha  Oo  Nabad Kusoo Xidhay Shirkii  Turxaan Bixinta  Ee Beelaha Walaalaha Ah Ee Ciise Iyo Sacadmuuse Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>argaysa(GLN)-\u00a0 Wafti\u00a0 Uu\u00a0 Hogaaminayo\u00a0 Wasiiru\u00a0 Dawlaha\u00a0 Wasaarada Arrimaha Gudaha\u00a0 Somaliland\u00a0 Maxamed Muuse Diiriye\u00a0\u00a0 ayaa\u00a0 ka\u00a0 qayb\u00a0 galay\u00a0 Shir\u00a0 Tuulada Cabdi geedi\u00a0\u00a0 uga\u00a0 qabsoomay\u00a0\u00a0 beelaha\u00a0 walaalaha\u00a0 ah\u00a0 ee\u00a0 Ciise Iyo Sacad muuse Galbeed.<\/p>\n<p>Shirkan\u00a0 ayaa\u00a0 ujeedadiisu\u00a0 Salka\u00a0 Ku Haysay\u00a0\u00a0 waxyaalo\u00a0\u00a0 ay\u00a0 kala\u00a0 tabanayeen\u00a0 labada Beelood\u00a0 Iyo is \u00a0Rasaasayn hore \u00a0\u00a0Ugu\u00a0 Dhex\u00a0 Martay\u00a0 Deegaanka\u00a0 Haadeyte\u00a0 Wakhtigii diiwaan gallinta Codbixiyeyaasha .<\/p>\n<p>Shirkan\u00a0\u00a0 oo\u00a0 duqayd, sulaadiinta, cuqaasha\u00a0 iyo\u00a0 waxgaradka\u00a0 labada reer\u00a0 ee walaalaha ah\u00a0 jilbaha isku\u00a0 dareen\u00a0\u00a0 ayaa\u00a0 ka\u00a0 qabsoomay\u00a0\u00a0 dhir waa weyn oo\u00a0 kulana\u00a0 hoostood, Halkaas oo\u00a0 garnaqsi\u00a0 dheer kadib\u00a0 la isku\u00a0 afgartay .<\/p>\n<p>Kadib \u00a0markii\u00a0 shirku\u00a0 soo\u00a0 gaba\u00a0 gaboobay waxaa\u00a0 waarfidiyeenada la hadlay\u00a0\u00a0 xubno kamid\u00a0 odayaasha\u00a0 labada dhinac\u00a0 kuwaasi\u00a0 oo kala\u00a0 ah Oday\u00a0 Xasan Caydiid, Cali \u00a0gabax, iyo Jiif caaqil caydiid Waxaana dhamaantoodba iska\u00a0 dabo mareen\u00a0 wanaaga\u00a0 nabadu ay\u00a0 leedaya\u00a0\u00a0 iyo\u00a0 sida\u00a0 gacaltooyada,\u00a0 jaarnimada\u00a0 iyo\u00a0 walaaltinimada leh\u00a0\u00a0 ee loo garnaqsaday nabada\u00a0 la\u00a0 xidhayna ay\u00a0 tahay\u00a0 in lasii adkeeyo<\/p>\n<p>Xildhibaan Maxamed Cabdiraxmaan\u00a0 oo ka socday\u00a0 dhinaca\u00a0 xukuumada\u00a0\u00a0 ayaa isaguna\u00a0 goobtaasi\u00a0\u00a0 ka\u00a0\u00a0 akhriyey\u00a0 qodobada kasoo\u00a0 baxay\u00a0\u00a0 shirka\u00a0 ee la\u00a0 isla qaatay\u00a0 kuwaasi oo kala\u00a0 ah.<\/p>\n<p>1-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In wixii\u00a0\u00a0 hadayta ka\u00a0 dhacay\u00a0 laysla qaato\u00a0 wixii\u00a0 khasaare\u00a0 nafeed iyo mid hanteedba ah<\/p>\n<p>2-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 in\u00a0 wixii\u00a0 dhaawac\u00a0 kasoo\u00a0 gaadhay\u00a0 ciise\u00a0\u00a0 ama\u00a0 mabaasan\u00a0 la keeno lana\u00a0 xaqo<\/p>\n<p>3-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In \u00a0khasaarihii gaadiidka\u00a0 oo\u00a0 laba gaadhi\u00a0 oo mabaasan lahaydna \u00a0la bixiyo<\/p>\n<p>4-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In \u00a0wixii qoomo\u00a0 ku kala maqnaa\u00a0 mabaasan iyo sacad muusana\u00a0\u00a0 ay\u00a0 dhamaystaan\u00a0 gudahooda<\/p>\n<p>5-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In la bixiyo\u00a0 lacag\u00a0 dhan $6000 ( lix \u00a0kun oo\u00a0 dollar)\u00a0 oo\u00a0 xaal mar\u00a0 ah lana\u00a0 siiyo\u00a0 mabaasan<\/p>\n<p>6-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In la\u00a0 sameeyo\u00a0 guddi labada\u00a0 dhinaca\u00a0 oo \u00a0ka\u00a0 shaqaysa\u00a0 nabadgalyada iskaashida \u00a0iyo isku soo\u00a0 dhaweynta beelaha kana\u00a0 kooban\u00a0 16\u00a0 xubnood<\/p>\n<p>7-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In \u00a0wixii\u00a0 magdhaw\u00a0 iyo\u00a0 xoolo\u00a0 ah ee la xaqay la isku\u00a0 siiyo\u00a0 mudo\u00a0\u00a0 dhan 15 cisho guhood\u00a0 oo ka\u00a0 bilaabantan\u00a0 08\/3\/2017 ilaa 23\/03\/2017<\/p>\n<p>Xildhibaan Axmed Daahir maxamuud jirde\u00a0 oo isaguna\u00a0 goobtaasi\u00a0 ka\u00a0 hadlay\u00a0 ayaa waxaa hadaladiisii\u00a0 kamid\u00a0 ahaa\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026\u2026<\/p>\n<p>Ugu danbayntii waxaa\u00a0\u00a0 shirkaasi\u00a0 soo\u00a0\u00a0 xidhay\u00a0 wasiiru\u00a0 dawlaha wasaarada Arrimaha gudaha\u00a0\u00a0 isaga\u00a0 oo sheegay\u00a0 in\u00a0 xukuumad\u00a0 ahaan\u00a0 wixii\u00a0 tabasho\u00a0 ahaa\u00a0\u00a0 ee xxxxukuumada isla\u00a0 qaateen\u00a0 inay\u00a0\u00a0 dhamaystiri\u00a0 doonaan kana\u00a0 shaqayn doonaan.<\/p>\n<p>https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=mjmpqBe8FT0<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>argaysa(GLN)-\u00a0 Wafti\u00a0 Uu\u00a0 Hogaaminayo\u00a0 Wasiiru\u00a0 Dawlaha\u00a0 Wasaarada Arrimaha Gudaha\u00a0 Somaliland\u00a0 Maxamed Muuse Diiriye\u00a0\u00a0 ayaa\u00a0 ka\u00a0 qayb\u00a0 galay\u00a0 Shir\u00a0 Tuulada Cabdi geedi\u00a0\u00a0 uga\u00a0 qabsoomay\u00a0\u00a0 beelaha\u00a0 walaalaha\u00a0 ah\u00a0 ee\u00a0 Ciise Iyo Sacad muuse Galbeed. Shirkan\u00a0 ayaa\u00a0 ujeedadiisu\u00a0 Salka\u00a0 Ku Haysay\u00a0\u00a0 waxyaalo\u00a0\u00a0 ay\u00a0 kala\u00a0 tabanayeen\u00a0 labada Beelood\u00a0 Iyo is \u00a0Rasaasayn hore \u00a0\u00a0Ugu\u00a0 Dhex\u00a0 Martay\u00a0 Deegaanka\u00a0 Haadeyte\u00a0 Wakhtigii diiwaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7826,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7825","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7825","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=7825"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7825\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7827,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/7825\/revisions\/7827"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/7826"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=7825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=7825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/gacanlibaaxnews.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=7825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}